Su’aasha waxay tahay: muxuu yahay wixii Alle abuuray marka hore asoo dhir ah kaddib uu u baddalay manoole kaddibna uu u baddalay wax nool?
Jawaabtu waxay noqonaysaa waa ushii nabi Muuse (CS).
marka hore waxay ahayd dhir cagaaran oo nool illeen geed ayaa lagasoo gooyee kadib Ilaahay (CW) wuxuu u baddalay qori engegan illeen waxay ka baxday dhirnimada, kaddib wuxuu u baddalay mas Markii nabi Muuse uu ku tuuray fircoon sixrooliyaashiisa.