Warar laga soo xigtay sirdoon ayaa waxay sheegayaan qaraxa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho inay ka dambeyso dowladda isutagga imaaraadka.
waxaa la sheegay dadka fududeeyay in la maro goobaha amaanka ee xarunta waxay ahaayeen dad u shaqeyn jiray ciidanka imaaraadka.
wararka waxay sheegayaan in la rabay in la khaarijiyo gudoomiya magaalada Muqdisho Ing Yareesow