Waxay tilmaamaysaa riyada isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waxaa dhici karto inaad shaqo hesho ama inaad safar gasho, ama inaad xiriir dad la samayso, arooska guud ahaan waa isbadalka nolosha, mararka qaar wuxuu noqon karaa guur toos ah, waxaa kaloo lagu fasiraa kulan kale inuu ka dhaco cida ama guriga aad ku aragtay xafladda arooska.