Ukunta Marka yaanyo lagu cuno caafimaadka waxay u tarto
Ukunta waxay ka mid tahay cuntooyinka fudud, lanaga helo faa’idooyin badan.
marka u kunta yaanyo lagu sameeyo, waxay yeelanaysaa faa’ido aad u badan.
sidoo kale caloosha ayay saaxib la noqonaysaa.
waxaa la og yahay yaanyada inay ka mid tahay cuntooyinka wadnaha u roon, waxaa laga helaa vitamino badan.
marka qaabab badan ayaa jiro ukunta iyo yaanyada laysugu kariyo.
marka dadka u baahan inay helaan quraac ma acasho fudud oo calooshana aan dhibin.
ha cunaan ukun iyo yaanyo.
waxaa kaloo la sameyn karaa ukunta inta la fuuriyo ayaa yaanyo la jarjarayaa markaas ayaa lagu cunayaa rooti ama muufo ama canjeero, qofba wuxuu jacal yahay.
