Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta Kenya

Uhuru Kenyatta prays the prayers of Muslims in the mosque

Uhuru Kenyatta salaad la tukaday muslimiinta Kenya ku nool, Salaadda shardiga ugu horreeya lagu galo waa islaamnimada, markaas kaddib ayay imaadaan shuruudaha kale,  qofka marka uu yahay qof muslin ah ayuu tukan karaa.

Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta
Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta

marka sheekadan waxay ka mid tahay arrimaha adduunka ka socda oo ah in diimaha oo dhan laysku daro, taas macnaheeda oo ah waan isla tukan karnaa waan isla ciidi karnaa wax farqi ah nooma dhexeeyo diin diin  kale ka fiican ma jirto.

tolow ka waran hadduu dhihi lahaa anaa imaam noqonaya maxay jawaabta noqon lahayd.

waxaa ku habbooneyd inay ugu yeereen diinta inkastoo uu usoo dhowaaday oo uu xirtay dharka muslimiinta sidoo kale uu la wadaagay waxyaalaha muslinka u gaarka ah.

sheekada ma sahlana.

soo qor sida aad u aragto adiga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More