Turkey oo soo saartay mask corona virus dilaya

Warar ka imaanaya dalka Turkey ayaa sheegaya inay sameeyeen aqoonyahanno u dhashay dalkaas Mask oo elektarooni ah oo dilaya fayraska karoona.

Waxaa la sheegay maska inay fayraska markuu soo gaaro horay ka dhiamanyo.

Turkey mask soo saartay
Turkey mask soo saartay

Fikirka dumarka sidee laysaga saaraa

Taas oo noqon doonta arrin weyn oo dalka turkiga geyn doonta meel sare xagga qalabka caafimaadka.

Dowladda Turkey ayaa ka mid ah dowladaha uu aad ugu faafay cudurka corona.

Maskaladan waxay ku shaqaynaysaa beteri waxaan la adeegsan karaa 12 saac.
marka ay beterida dhamaado waa la kaarikaynayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More