Trump oo ka hadlay weerarka Masjidka New Zealand
Weerarka foosha xumaa caalamka si weyn ayuu ugu faafay.
Hadda wax yar kahor madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa barta Twitter ku qoray hadalkan:
Wuxuu yiri:
My warmest sympathy and best wishes goes out to the people of New Zealand after the horrible massacre in the Mosques. 49 innocent people have so senselessly died, with so many more seriously injured. The U.S. stands by New Zealand for anything we can do. God bless all!
— Donald J. Trump (@realDonaldTrump) March 15, 2019
Tacsi kulul iyo rajo fiican ayaan u dirayaa shacabka reer New Zealand, kaddib dilkii argagaxa ahaa ee ka dhacay masaajidya, waxaa ku dhintay 49 oo rayid ah, dad badanna dhaawac daran ayaa kasoo gaaray, America waxay garab joogtaa New Zealand si wax kaste aan ugu qabano oo aan awoodno, Ilaahay dhamaan ha barakeeyo.