Todobada webi adduunka ugu dheer

Adduunka wuxuu leeyahay webiyo aad fara badan oo aan lasoo koobi karin mid yar iyo mid weynba.

halkaan waxaan kuu sheegaynaa todabada webi caalamka ugu dhaadheer. Alle dadka ayuu u mannaystay webiyada, quraanka aad buu u tilmaamay biyaha Alle dadka ugu soo dejiyay samada oo mar webi ka dhigay biyahaas, dadka oo biyahaas ku noolaada oona xoolahooda ku waraabiya, lamasoo koobi karo nimcada Ilaahay dadka siiyay oo ah biyaha.

Todobada webi adduunka ugu dheer
Todobada webi adduunka ugu dheer
No Magaca webiga Dhererka (KM)
1 Nile river 6,650
2 Amazon river 6,400
3 Yangtze river 6,378
4 Mississippi-Missouri  river 5,970
5 Yenisey-Angara-Selenga river 5,539
6 Yellow river 5,464
7 Ob-Irtysh  river 5,410
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More