Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa
Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa
Su’aasha:
Walaalo timaha wareega dabada ku yaala ma in la xiiro baa mise ka mid ma aha tima shuunka oo laga rabo qofka in uu iska xiiro.

Jawaabta:
Timaha hoose kuma eka qaybta hore waa dhamaan kuwa hore iyo kuwa gadaal,
timaha gadaal kaliya waxay ku yaallaan dadka jirkooda timaha badan leh, waliba dumarka way ku yar yihiin,
marka waa in labadaba la xiiraa, marka ay bataan, teeda kale kuwa gadaal ayaaba ka sii daran kuwa hore xaga xiiridda.
Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya
The hair on the lower part is not limited to the front, it is all the front and back.
The hair on the back is only present in people with a lot of body hair, and it is also sparse in women, so both should be shaved.
When it grows, the back is more difficult to shave than the front.