Ilhan Omar oo cashar kulul u dhigtay madaxweynaha maraykanka Donald Trump
waxay kusoo qortay barteeda twitter :
“You have trafficked in hate your whole life—against Jews, Muslims, Indigenous, immigrants, black people and more. I learned from people impacted by my words. When will you?“
“Waxaa laguu adeegsaday noloshaada oo dhan nacaybka Yahuudda Muslimiinta iyo deegaanka asalka (ee maraykanka) iyo ddka madow iwm. waxaan dadka ka bartay kusaamoobidda ereyadayda adiga goormaad baranaysaa?“
Hi @realDonaldTrump–
You have trafficked in hate your whole life—against Jews, Muslims, Indigenous, immigrants, black people and more. I learned from people impacted by my words. When will you? https://t.co/EqqTyjkiNE
— Ilhan Omar (@IlhanMN) February 13, 2019