Talooyinka Consultation Qofaan lacag ka cunay tiradana ma ogi ila taliya Jama Nov 5, 2020 0 Su'aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya lacag xaraam uu qof leeyahay baan cunay marka lacagta tiradada ma aqaano…
Fatwada Ma soomi karaa si lacag aan cunay u gudo Abdi Ali bihii Aug 22, 2020 0 Su'aasha: Asc wllo. Walal waxan ka raba Talo waa midii alle waxan cunay lacag xaraam ah ninka aan ka cunay…
Fatwada Nin ayaan lacag si been uga cunay cibaadada ma layga aqbalaa GULLED Aug 11, 2020 0 Su'aasha: Asc Wllo 1. Waxan lacag ka qaatay qof Muslim ah lacagtana waxan ugu qaatay been aan u sheegay inan…
Talooyinka Consultation Lacag ayaan qof ka qaatay sideen ugu celiyaa Jamac Jun 28, 2020 0 Su'aasha: Asc Asc wallo waxan kaga bahanahay talo yar in aad isiiso madama talaada ay tahay mid diinii ah waxan…
Talooyinka Consultation Saaxibkay si xun ayuu ii galay Shaakir Mar 10, 2020 0 Saaxibkay si xun ayuu ii galay Su'aasha: Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo…
Fatwada Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa Madey Jan 29, 2020 0 Su'aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer kala baxay maqalka lacag isagana ima…