Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay

Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku tilmaamay inay qasayaan Soomaali
Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa

Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu kala kulmay soomaalida baraha bulshada gaar ahaan kuwa dibadda ku nool weerar iyo eed daran, waxay ku haysteen xiritaanka waddooyinka Muqdisho iyo qaraxyada iyo safaradiisa iwm. dadka isaga weerari jiray waxay ku haysteen waxyaalo hadda Farmaajo maalin kaste ku kacayo. marka waxaad […]
Maanta jidadka Muqdisho waxa ka jiro sawiro

Jidadka Muqdisho: Gaadiidka Xamuulka ee dekadda Muqdisho ka shaqeeya darawalooda oo ka xanaaqsan sida la iisheegay in jidadkii xirnaa, ayaa iyaguna waddada ku jaray gaadiidkii ay ku shaqeysanayeen, baabuurtii ayay damiyeen wayna ka tageen, xaalka magaalada Muqdisho waa kasii darayaa. Halka falkaas uu ka dhacay waa Tarabuunka ilaa Masaajidka Sheekh Cali Suufi Ama isgoyska Kaasabalbalaare, […]
Muuse Suudi iyo Farmaajo dagaalka cusub iyo dareenka daahsoon

Muuse Suudi iyo Farmaajo kaalinta cusub. Dagaal sokeeye bilowgiisu waa sheekada Xamar ka socoto. Farmaajo oo ay u eg tahay inuu awoodi waayay maamulka Soomaali. dowlad ku fashilantay amaanka Muqdisho waxaad dhihi kartaa dowlad ma aha. laakin waxaa yaab badan Muuse Suudi oo ka faa’idaysana tabaryarida dowladda. sheekada dhab ahaan markaad u eegto waa qabyaalad […]
Kooxda Fidno siduu u sawiray Amin Arts

Amin arts oo sawir daran ka sameeyay cidda uu isaga u arko inay kasoo horjeedaan nabad iyo nolol ama Farmaajo iyo Khayre, sawirkaan oo ku jiro dad badan oo madax ka ah soomaali waxaa ku jiro madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud, amin arts wuxuu ka dhigay koox isku duudan sida sports ka oo kale kooxda […]
Madaxda gobolada hal hal ayaa loo diray

Sawirkan inta ku jiro way wada baxeen keliya waxaa soo haray Axmed Madoobe tolow Farmaajo iyo khayre si fiican miyay cayaarta u wadaan garoonka waxaad moodaa in si fiican ay u qabsadeen baaska iyo koornada dhacayso waad la yaabaysaa sawiradan isku fiiri bal markaas ayaad fahmaysaa
