Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo

Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo Su’aasha: waxan daliigayay guska anigo saliid adeegsanaya wuu kacay 10 daqiiqa ayaan sidaa kuwaday waan joojiye kadib xiniinyaha ayaan xanuun ka daremay maxan sameya majoojiya massageka mise waan wada Jawaabta: Xanuunka aad dareentay waa biyaha oo meesha soo istaagay, qofka marka uu kacsado oo biyaha uu celiyo xanuun […]
Hal qooro ayaan qabaa madhaleysnimo ma keyneysaa

Hal qooro ayaan qabaa madhaleysnimo ma keyneysaa Su’aasha: Dr mahadsanid shaqada aad bulshada u haydo waxaan qabaa su aal waxaan leeyahay hal qooro xanuun madareemo madhaleysnimo ma keyneysaa, mida kale waxaan tagay dhaqtar wuxuu igu dhahay shahwadada wax tayo ah malahan daawo tayada isoo celisa mahelayaa ugu danbeen xididaha shahwada oo xermo ma qaliin kaliyaa […]
Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan

Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan Su’aasha: Su’aashaydu waxay tahay waxaan dareemaa in ay xiniiyahaygu ay badana aad u laalaalmaan yacni balaq noqdaan marmarna xanuun aan badnayn ayaan dareema bararna ma yeeshaan markaa waxaasi ma cilad baa? Mise waa arin caadiya. Jawaabta: Xiliga qabowga xaniinyaha way isku soo ururaan xiliga kulaykana way fidsamaan […]
Baraka xininyaha marka qofka si xoog u kacsado

Su’aasha: Siigada waan joojiyay laba isbuuc kahor hada waxan isku arkay markan qof dumar ah lakulmo an yara bashaliyo inuu xiininyaha i xanuunayo maxa keenay maxase udaawa ah. Jawaabta: Siigada iska ilaali sidoo kale naag aadan qabin iska ilaali, dambiga ka fogow taas waa iga waano marka hore. Midda labaad qofka marka uu kacsado oo […]
Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ku weydiiyo su,aal ah, maxaa keena xiniinya bararka oo hal xiniinyo ah kaliya,, waxaan kaloo rabaa ekfashinka markuu ninka ku dhaco oona xaaskiisa u sababyo mar alaala markuu u galmooda xaaskiisa uu dareemayo hur guska korkiisa ah iyo qaska mudo ka dib na […]
Biyaha haddii laysku celiyo cudur may keenaan

Biyaha haddii laysku celiyo cudur may keenaan Su’aasha: Walal mararka qaarkood marka an xaaska la raxaysanayo biyaha ayan isku celiya intan kasoo bixiyo guska ayaan guska xoog u qabtaa ilaa ay ka haraan hadana mar labaad ayaan ku noqnayaan ilaa shan jeer ayaan sameyaa marka ay iga baxan xanuun ayaan qooraha ka darema biyaha shahwada […]
Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa?

Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa? Bararka xiniinyaha maxaa keena? sideese loo daaweeyaa ? Sababo badan ayaa keena bararka xiniinyaha waxaa ka mid ah sababahaas: 1- waxaa ugu badan cudurka lagu magacaabo Varicocele waa cudur qooraha maqaarkooda waasac la noqda oo soo lalmada , cudurka 40% raga ka mid ah madhalays ayuu ka dhigaa […]
