Dictionary weedho English to Somali oo free ah

Dictionary weedho English to Somali oo free ah Su’aasha: Asc wan kusalamay Dr alah dambigaga dhafo inta kadib Waxan raba in lahelikaro hadu jiro dictionary wedho English to somali aha mahadsanid. Jawaabta: Way jiraan buugaag English iyo soomaali oo dictionary ah laakin waa lacag maktabadaha ayaad ka heli kartaa, sidoo kale iyagoo online ayaad gadan […]
Codadka Xayawaanada – Soomaali iyo Carabi

Codadka Xayawaanada – Soomaali iyo Carabi Luqadaha marka lagu xeeldheeraado waxaa loo gudbaa meel kasii fog wada hadalka caadiga ah, waxaa soo galaya dhawaaqa u gaarka ah nooleyaasha qaar, inkastoo afafka badankooda aysan arrintaas si xoog u eegin haddana af soomaaliga wuxuu ka mid yahay afafka daneeya sida carabiga oo kale, xayawaan kaste codkiisa inuu siiyo […]
Qofka siduu isbadal Ku sameyn karaa

Su’aasha: Asc dhamman bahda daruur waan idiin salaamey salaan kadib waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaan doonaya inaan isbadal Ku sameyn nolosheyda sidee midaas iigu suurta galeysa. Jawaabta: Isbadalka waa wax loo baahan yahay, qofka waa inuu naftiisa toosiyaa taasna waxay ku imaan kartaa labo arrimood: Tan koowaad: qofka muslinka inuu ka fikiro aakhiro iyo […]
Wa maxay Nursing Care Plan

Wa maxay Nursing Care Plan Su’aasha: Asc alah kuxafido wll inta kadib Waxad sharaxad koban igasisaa mowduca nursing care plan lagu magacabo mahadsanid Jawaabta: Nursing care plan waa qorshaha daryeelka kalkaalinta ee la siiyo qofka, ama qoyska, ama bulshada, waa habraacyo kala nooc ah kalkaaliyaha ama kalkaalisadu ay fuliso si ay u taageerto ogaanshaha kalkaalisada ee […]
Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection

Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection Su’aasha: Asc waxan raba inad igacawisid diyarinta moduca cafimad ee lagumagacabo gips reflection wuxu yahay iyo qaabka loqabto mahadsanid Jawaabta: Gibbs’ Reflective Cycle waa nadariyad ku dhisan lix arrimood oo isku xiran oo qofka tajribadiisa ku muujiyo waa waddo wax lagu baaro (manhaj baaritaan) waxaana loo adeegsadaa dadka […]
Xisaabta meel ay ku dhamaato majirto

Su’aasha: Asc walaalaha Daruur Dugsi Hoose ilaa Dugsi dhexe ilaa Dugsiga Sare ilaa aan Jaamacad ka Galo waxaan qaadanayaa maadada xisaabta hadaba Xisaabta sida cilmiga kale ma Soo xirantaa oo Hadii aan BHD ka qaato meel ay ku egtahay majirtaa Marka Laga tago qaacidooyinka cusub ee Xisaabta kusoo biiraya Taas oo anigaba aan awoodo inaan […]
Arday dhagaha ka culus baan ahay caafimaadka ma baran karaa

Su’aasha: Waxaan ahay arday waxaan rabaa inaad igala talisaan arin culays igu haysto Dhinaca maqal ayaa dhib kaqabaas xogaa way i culus yihiin Sidaas awgeed waxaan rabaa inaan barto HEALTH OFFICIAL DEPARTMENT HADDABA XAALADAYDA CAAFIMAAD MARKA LOO EEEGO MALAGAYABAA INAAN KABAXSAN WAAYO BARADHADEEDA MADAAMO INTABADAN QALAB LA ISTICMAALO OO DHINACA DHAGAYSIGA SIDA WIISTADA MIDAN LAGU […]
