Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa Su’aasha: Waxaan ahay nin dhalinyar ah waxaan mar kaste ku riyoodaa anoo dumar dabada uga tagaya mararka qarkood waxan rakaa rag anoo dabada ka fuulaya dad aan kasaayo iyo dad anan kasaynin haween iyo willal gabdho iyo naago waaweyn riyadana way igu soo noqnoqotaa fadlan i sheega waxa lagu […]

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo Su’aasha: Walaalayaal waxan rabaa inaan ogaado haddii gabadhaha ninka dabada uga galmoodo yanci galmada dabada uu ku sameeyo oo uu ku shubo biyaha shahwada malaga yaabaa inay uur qaaddo, maxan maqlay wasmada futada uur way keeni kartaa meel ayaan ka akhiriyay dabada biyaha hadi lagu shubo […]

Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Cuncunka dabada iyo idinyada

Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo Cuncunka dabada waxaa lagu yiraahdaa afka english Anal itching (pruritus ani). inta badan cudur astaan uma aha siyaabo badan ayaa keeni karta. dadka ay qabsato dhibaatadan waxay gaarayaan %5. Waxaa dhici karto xaaladaha qaar cuncunka futada inay ka dhashaan cudurada maqaarka ku dhaco sida cudurka loo yaqaano […]

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudrka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska Galmada futada sidaan soo sheegnay waa mamnuuc waxaana isku waafaqsan madaahibta afarta, waxay faafisaa cudrka HIV aydhiska maanta waxaan kuu sheegaynaa xiriirka ka dhexeeyo galmada dabada iyo cudurka aydhiska. sida la og yahay cudurka aydhiska waa cudur dilaa ah oo galmada laysaga qaado waa cudurka burburiya isdifaaca jirka. waxaa […]

Galmada dabada dumarka maxaa sababo

Galmada dabada dumarka maxaa sababo

Galmada dabada dumarka maxaa sababo Sida la og yahay afarta mad’hab iskuma khilaafsana galmada dabada dumarka inay xaaran tahay. waxaa su’aal ah maxaa hadda soo badiyay. rag badan ayaa ka dalbado xaaskooda inay dabada uga tagaan. dadka aqoonta u leh bulshada waxay sheegeen dhowr sabab ayaa soo badisay. waxaan sheegaynaa sababka ugu weyn waa filimda […]