Video muujinaya kumaandoos Iran markab Ingiriis qabsanaya

Sida la og yahay Ingiriiska wuxuu qabsaday maalmo kahor marka ay leedahay Iran oo shidaal u waday dalka Suuriya. Iran iyaduna isla markii ayay ka aarsatay Ingiriiska waxay qabsatay marka ay leedahay UK. video muujinaya kumaandooska iiraan oo ku deganaya marka asoo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u duula. daawo muuqaalka Iranian air landing on a British […]

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaah Markuu Yaraa

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah. wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool  ee dalka UK. sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed Salaax uu barbaranayay sida loo cayaaro kubbadda. Waxaa la sheegay dhowr koox ayaa soo diidday dalka Masar […]

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay

Vimto cabitaanka ugu badan Ramadaan

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay Vimto oo ah cabitaanka ugu badan oo ay dadka adeegsadaan bisha Ramadaan gaar ahaan dowladaha khaliijka. Vimto waxaa sameysay shirkad ingiriis ah 100 sano kahor, waxaana la sameeyay markii ugu horreysay sanadka markuu ahaa 1908 . Waxaa la sheegay wax ka badan 25 milyan dhalo in laga gato shirkadda […]

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange. Julian Assange wuxuu dhashay; 3 July 1971. waa qof Australian. waa qof ah computer programmer. wuxuu ahaa qof ku dheereeya hacking. wuxuu bilaabay  inuu hacking sameeyo 1987. wuxuuna adeegsan jiray magacan: Mendax waa ninka asaasay WikiLeaks. WikiLeaks wax badan […]

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK sabab?

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK

Dalka Ingiriiska waxaa dhici jirtay marka loo dooranayo qof duqa magaalada. marka uu jagada qabanayo ayaa la misaami jiray jirkiisa, sidoo kale marka ay muddada u dhamaato waa la miisaami jiray sidii loo ogaado wixii ugu darsamay miisaankiisa jirkiisa. haddii miisaan badan ugu darsamay waa la baari jiray wixii u keenay miisaankaas. Ka waran haddii […]

Ingiriiska oo baasaboorka kala noqday Shamima Begum

Shamima Begum

Gabar ku biirtay Daacish ayaa lagala noqday baasaboorka UK gabadhaas oo lagu magacaabo Shamima Begum asalkeeda waxay kasoo jeeddaa dalka Bangladesh, waxay aadday dalka Suuriya si ay uga qaybgasho dagaalada Daacish ay meesha ka wadaan. waxaa la sheegay gabadhan oo rabtay inay kusoo laabato dalka UK laakin dawoladda ingiriiska ayaa kala noqotay baasaboorka. sidoo kale […]