Nadarka iyo waswaaska soonka kafaarada dhaarta

Su’aasha: ASC waxaan dhageystay Soonka nadarka iyo sualihii aad kajawaten aniga waxaan ahay qof waswas qaba marka waxa igu so dhacday wax yala badan sida nadar gal inad hadad mar dambe dad xamato 100 soon ,sida hadi aan been sheego 50 sida hadi aan imtixaanka kabasto 70 soon aad ayan ula murugeysanahay Sualaheyga wasidan Soonka […]
Soonka nadarka ee kafaarada dhaarta ma laysku xiriiriyaa

Su’aasha: Wax yar kahore ayan sual idin so waydiiyay majeclen inan idin dibo lakin wixii diinta kusaabsan wa ina laga jahil bixiya marka Soonka nadarka hadi aan qaldaneyn wa sidan 1. Qoor xureynteda 2.10miskin quduntooda 3.soon 3malmood ah marki hadi aan sedex maalmood aan awooda maxa yelY adoon malahan hada anigana arday ayan ahy waxaan […]
Xadiithka oranayo kafaarada nadarka iyo kafarada dharta wa iskumid

Su’aasha: ASC xadiithka oranayo kafaarada nadarka iyo kafarada dharta wa iskumid masaxba Tuusale ruux aya nadar wuxuu ku galay hadu been sheego inu 100 malmood soomi doono mana awooda soonkas ta badalkeda khafarada dharta mala Iman kara waxaan rajaynayaa inaad jawaab faahfaahsan iga siin doonta Will saxibkey ah ayay heysata mahadsanid. Jawaabta: Marka hore xadiiska […]
Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Su’aasha: ASC will aya iguyiri siigada aan joojina isbuuc kasta laba maalin aan ka soono aniga wan kacudur dartay Soonka sharciga ah kadib salada casar ayan aday anigoo salaada kujira aya waxa igu so dhacday 1 Million soon hadad Dib dambe usiigeysato masajidka wan joogi wayay wana soocararay Soonka ma igu lazimay Madama aysan suurtagal […]
Nadarka diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya ma soomi kara sida ay amurahayga igu toosan alle dartii inan u sooma raba culus badan ii haysti muddo bil inan sooma raba soonka Nadarka diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta: Camalka suuban Alle waa loogu dhowaan karaa sida salaadda soonka sakada sadaqada iwm. nadarka waa wax sharciyaysan oo diinta ay […]
