Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]
Shacbiyada Farmaajo sawirada selfiga masoo celin karaan

Shacbiyada Farmaajo sawirada selfiga masoo celin karaan Madaxweyne Farmaajo maalinta la dooranayay Soomaalida badnkooda aad bay ugu farxeen doorashada Farmaajo. Dad badan ayaa dhahay soomaali way ka baxday xilligii qabiilka iyo qabyaaladda. soomaali way usoo noqotay dowlanimadii ka maqanayd laga soo bilaabo 1991. dadka qaarkii waxay gaareen inay dhahaan Farmaajo ee geey. Laakin hadda waxay […]
Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo

Dhaqanka gabdhaha Soomaaliyeed oo sii xumaanaya gaar ahaan gabdhaha soo galo baraha bulshada. Gabdhihii waxay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan niikada iyo falal qaab daran oo ka xun sawirada aysoo galiyaan caadiga ah. waxay soo galiyaan baraha bulshada niiko video dirac qaawan iyo dhar foolxun oo dhab ku ah jirka. laakin gabdhaha soomaali oo dhan […]
Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK sabab?

Dalka Ingiriiska waxaa dhici jirtay marka loo dooranayo qof duqa magaalada. marka uu jagada qabanayo ayaa la misaami jiray jirkiisa, sidoo kale marka ay muddada u dhamaato waa la miisaami jiray sidii loo ogaado wixii ugu darsamay miisaankiisa jirkiisa. haddii miisaan badan ugu darsamay waa la baari jiray wixii u keenay miisaankaas. Ka waran haddii […]
Abiy Ahmed oo shaal loo saarayo sawir

Sawir aad ugu faafay baraha bulshada. sawirkaas oo kulmiyay RW Itoobiya Abiy Ahmed iyo MD soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar iyo Ahmed Shide. sawirka waxaa ka muuqda isu dhowaansho ka dhexeeya soomaalida iyo Oromada. waxaa loo saarayaa Abiy Ahmed shaal
Soomaali hal shay ayay ku toosi kartaa ma og tahay?

Dagaal sokeeyaha 1991 waa lawada ogyahay meesha uu soomaali ku riday. haddana waxaa la rabaa mid la mid ah inuu dhaco. taasna waa qorshe ay dageen dalal badan oo raba magaca soomaali in la tirtiro. qorshahaas waxaa fulinaya dad badan oo soomaali kor ka ah hoosna shisheeye ka ah. dadkaas ma rabaan in soomaalida ay […]
Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay? Dalkan Soomaali lagu magacaabo marka aad si fiican u fiiriso dadkiisa waa dad lala yaabo. Ma fahmaysid waxa ay rafaadka u jecel yihiin. Ma jiro ama waa yar yahay qof Soomaali ah oo oggol inuu daacad noqdo. Qaraxyada Xamar kusoo batay waa qaraxyao qorsheysan oo loogu talaggalay soomaali in lagusii […]
