Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican

Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican Waxaa laga yaabaa qofka in la sixro ama la illeysto waxa ugu fiican qofka isku daaweyn karo waa Quraanka kariimka iyo sunnada nabiga qofka wuxuu akhrisanaa suuradahan soo socda iyo ducooyinkan: سورة البقرة سورة الفلق سورة الناس سورة الفاتحة Ducooyinka waa kuwan: أَعوذ بالله السمِيعِ العليمِ من الشّيطان […]
Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh. riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid […]
