Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa Su’aasha: Asc bahda daruuro wllyal waxaan rabaa in aad ila talisaan waxaa i ilaysatay qof waalid iigu quman wayna iga qaylin marka quraan laygu akhriyo waxay igu ilaysatay tinta markii quraan laysaaro way igusoo noqotaa mudo dheer wllyaal maxaan sameeyaaa ilataliya miyaan u sheegaaa mise mise waan […]
In ehelka qaarkood isku dhacaan sixir mala dhihi karaa

Su’aasha: Asc sxb waaku salaamay war nio waayaabanahay laba habeen isku xig xigta baa qaar ka mida ehelkeyga isku dhacnay xaley habar yartay oo hooyadey la saaxiibo ah baan hadal markaas ani caadi ila ahaa dhahay ka dibna waxaan arkay habar yartey oo ka carootay hadalkii aan dhahay lkn taas anaaba garteeda qaatay oo waanka […]
Reerkeena sixir iyo dhib ayaa haysta ila taliya

Su’aasha: Wllo waxajirta arin nahesata. Waxaanu nahay laba bah ama xafadood bah weyn iyo bah yar anaku waaxnu nahay bahda yar afar gabdhood iyo hal wiil iyo hoyadena bahdaweynina waa7, 4 gabdhood iyo 3 wiil. Bahda weynu aad bey nooga weyihiin taweyni hooyo ayay Lee’gtahy. Markaa inanka ay inani kaweyntahay xaasmaleh markaa anaguu nala jooga […]
Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka

Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka Su’aasha: wll jazaakalaahu kheyr walal ilaahey hakaa ajir siiyo jawaabta wanaagsan aad isiisey arintaasi an kushegey ayado jirtey ayaa hadana meel ka shaqeynaayey shaqadeda ifiicned mudo 5 sano ilaa hada wan kashaqeyaa waana malcamad quraan oo weyn oo dad badan kashaqeyo aniga waxan aha qof shaqadisa daacad uah wax […]
Noocyada sixirka caalamka ka jira Types of magic in the world

Noocyada sixirka caaalamka ka jira Types of magic in the world nooc kaste qaab ayaa loo adeegsadaa dadka saxarada oo sixirka sameeya qaabab badan ayay u sameeyaan tafaafulka, dadka kitaabgablowga wuxuu adeegsadaa jinka iyo shayaadiinta siduu dadka u sixiro Magic is a general term used to describe an activity that changes the state […]
Maxaa sababa inaan qabsan waayo howlahayga caadiga ah

Su’aasha: Walaal badanaa waxaan isku arkaa inaanan qabsan karin waxyaabaha dantayda ku xiran sida inaan salaada subax soo koco wey igu adag tahay howlo markaas aan rabay inaan qabsado waan ka caajisaa oo niyada waxay i leedahay dib ka dhigo astaamahaas qofka haduu isku arko mala dhihi karaa qofka inay heyso jirooyinka ruuxiga? Jawaabta: Qofka […]
Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo

Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo Su’aasha: Waxaan umalaynaysa inla iga sixray waxbarashada waayo hadaan wax akhri isdhahoba waan xanuunsanayA Ila taliya maxaa xala Waxbarashadans kama hadhikaroo waa sanad kii igu danbeeyay Jawaabta: Sixirka waxbarashada waa wax jiro, saaxirka wuxuu ku salidaa qofka la rabo in laga reebo waxbarashada shayaadiin oo ka celinaysa inuu wax barto. […]
