Hadaan siigo ku dhoco oo saas ku biyo boxo soonkeyga ma sii wadankaraaa?

Su’aasha: Sxb anoo sooman ayaan siigeystay waana biyo baxay soonkeyga masii wadankaraa oo ansax ma ii yahay mise jirtaa culimada islamka qaar ogolaanaya in siigada aysan soonka ku jabeynin mahadsanid. Jawaabta: Su’aashan mid la mid ah ayaan hadda ka jawaabay halkaan ka akhriso: Qofka Isagoo Sooman Siigeysta Ma Qaadan Karyaa Madaahibta Dhigeysa In Siigada…
Qofka isagoo sooman siigeysta ma qaadan karyaa madaahibta dhigeysa in siigada soonku jabinin?

Su’aasha: Waxaan siigeystay maanta oo 29 maraayo soonka inta ka horeysay waan iska ilaalin jiray marka hadaan siigadaas ku dhacay soonkeyga ma sii wadan karaa anoo qaadanayo madaahibta dhigeyso in soonku siigada ku burin bal si deg deg iigu soo sheeg? Jawaabta: Qofka muslinka ma aha inuu raaraaco wixii laysku khilaafay oo kala soo baxo […]
Soonka hadduu siigo igaga jabo wax ma cuni karaa

Soonka hadduu siigo igaga jabo wax ma cuni karaa Su’aasha: Asc sakay anigo aad dareenkayga ukacsanyahay ayan waxaan aad uka fikiray galmada iyo xasuus hore kadib deecan ayan yimid intaan so Faristay ayan guska afkiisa hore tatabtay ila aan kutalax tagay waxaan xasuustay inan soomanahay lakin dareenka ihayay owgee waan Iska waday ila aan biyo […]
Ninka Sooman haduu siigeysto kafaaro gud maa laga rabaa?

Ninka Sooman haduu siigeysto kafaaro gud maa laga rabaa? Su’aasha: Walaal Ninku haduu gacanta biyaha isaga keeno ama uu siigeysto iyadoo la sooman yahay sidaasna uu ku biyo boxo soonkiisa muxuu u dhimi karaa? Mida kale qofkaas kafaaro gud maa looga baahan yahay sida ninka markuu xaaskiisa Jamaaco kafaaro gud looga rabo? Jawaabta: Qofka asoo […]
Qof janaabo qabo ma soomi karaa

Qof janaabo qabo ma soomi karaa Su’aasha: qofka sooman haduu ku riyoodo asoo haweeney galmo la samaynaya oo sidaas biyaha uga baxaan soonkiisa ma jabayaa. Jawaabta: Janaabada soonka ma jabiso, qofka hadduu hurdayo oo uu ku ryoodo galmo asoo sooman haddii ay shahwada ka timaado soonkiisa meesha ayuu kasii wadanayaa soonka kama jabayo. laakin haddii […]
Siigada iyo soonka axkaamta la xiriirta

Siigada iyo soonka axkaamta la xiriirta Siigada sida la og yahay waa qofka inuu naftiisa ku raaxaysto, raga iyo dumarka labada way sameeyaan, gabdhaha yaryar iyo dumarka garoobka ah, siigada waxaa sameeyo inta badan dadka kacsiga badan , dadka aan is reebi karin markay cidlo dareemaan ayay siigaystaan. culimada afrata madaahib waxay qabaan siigada inay […]
Siigada soonka ma furtaa

Siigada soonka ma furtaa Su’aasha Siigada soonka ma jabisaa sida galmada oo kale ma waxaa laga rabaa qofka kafaaro? fadlan jawab fiican aan rabaa Jawaabta Qofka sooman haddii uu siigayto oo ay biyaha ka baxaan soonkiisa wuu jabaa sidaasna waxaa qaba afarta mad’hab culimo qaar waxay qabaan inuusan ka jabaynin soonka waxaa ka mid ah […]
