Dambi aan ka towbad kaanay ayan ku noqdaa ma soomi karaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya dambi aan galay markan ka towbad keenana waan ku soo laabta marka Sidan Alle Dambi dhaaf u weydiiso Alle ma soomi kara. Jawaabta: Qofka hadduu dambi galo waxaa waajib ku ah inuu ka towbad keeno xataa hadduu ku noqdo mar kale dambigaas, haddii aad u soonto adoo soonka Alle […]
Wiil saaxibkay oo zina ku dhacay

Wiil saaxibkay oo zina ku dhacay Su’aasha: A S C, Wllha daruur.com wan idin salaamay kadib su’aashan qabo maanta waxa weeyan, wiil an aad saaxibo nahay o reer leh aya iga sheekayay danbiga iyo xumaha u isagu isku gayistay marka wuxu igu dhahay anigo reer leh ayan mudo badan gabdha kala duwan la zinayis’tay marka […]
Qof haddaan wax ka xado oo aan towbad rabo sideen ugu celiyaa

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxan arkay su,al aad kaso jawabten balse su,al kale igu dhalisay tasoo ah qofka wax xaday oo tobad kenaya waxa dhahday waa laga rabaa waxa xaday inaad dib uceliso lkn kawaran bal qof ka uu wax kaxaday haday kala fogaden uuna mel ku ogayn muxu sameyna qofka mida […]
Go’aanka towbada sida loo adkeeyo

Su’aasha: Walaalayal ila taliya waxaaan ku dhacaaa danbiyo aad baan uga xumaada go’aana waaka gaadhaa sidee go’aankyga ku adkyn karaa. Jawaabta: Qofka muslinka dambi wuu ku dhjici karaa laakin waxaa laga rabaa inuu mar kaste ka towbad keeno dambiga uu ku dhacay, go’aanka twobada waxaa lagu adkayn karaa inuu mar walba niyadda ku hayo dambiga […]
Qofkii xoolo dadow cunay ma towbadkeeni karaa

Su’aasha: Asc wllo qofkii cunay xoolo xaraam ah uu qofkale leeyahay haddana uusan haysan xoolo uu ku bixiya xoolahas balse uu si niyad u towbad keena ducada iyo salaada ma laga aqbaali doona. Haddi aan awooda aan gudi laha balse xoolo aan ku gudo ma haysto balse waan ku rajo weynahay inan iska bixiya xoolahas […]
Dambiga lagu noqnoqdo towbad ma leeyahay

Su’aasha: Asc wllo waxan raba in aad talo isiiso waxan gala dambi waana ka towbaad keena haddana waan ku laabta isla dambigiina anoo a shalaynaya haddana waan ka towbad keena marka sidee iskaga dhaafa dambigaas ani go’aan sax ma qaata balse shaydan igu celiya waana ka shalaya markan sameeyo dambigaas sidee ugu towbad keena si […]
Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga

Su’aasha: Asc, waxan donayaa wll inaan ogaaado waswaska aya igu badan alle markasta waxan waydistaa danbi dhaaf. waswaskan waa mid aan necbahay marwalba waxanaan jecelay inay iska tagaan.. ugu danbayn suashaydu waxa weeye wlloyaal hadee aad aduu salada ku jira waswas ku galo. Hadee aad ku dhaqantay iyo hadee anaad ku dhaqmin ba labada tawbada […]
