Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay

Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Waxaa jirta dhalinyaro Soomaaliyeed oo guruubyo u sameystay siday iskula wadaagi lahaayeen muuqaalada ay ugu yeeraan kala kicis oo ah muuqaalo qaawan oo galmo ka sameysan kuwaas oo kale qofka haduu ku darsado maxay la macno tahay mahadsanid. Jawaabta: Shaki kama taagna inay xaaraan tahay […]
Gabar dhillo ah mala guursan karaa

Gabar dhillo ah mala guursan karaa Su’aasha: Waxaan maqlay dad dhahaayo gabadha hadey zaaniyad tahay lama guursan karo arintaas maxaa ka jira wll. Jawaabta: Haddii naagta ay tahay dhilo cad oo sinaysanayso in la guursado lama oggola daliil u ah oraahda Alle (S): (الزَّانِي لَا يَنكِحُ إِلَّا زَانِيَةً أَوْ مُشْرِكَةً وَالزَّانِيَةُ لَا يَنكِحُهَا إِلَّا […]
Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan Shukaansi waa maxay? marka hore Shukaansi waxaa laga wadaa naag aad mustaqbal guur ka leedahay inaad la hadasho Dadka qaar qalad ayay galaan marka ay rabaan naag inay shukaansadaan Waxay sameeyaan waxyaalo diinta khilaafsan oo ay reebtay, Waxaa ka mid ah. 1- Inuu la galo khalwo oo ah meel aan […]
Aabahayga xaaskiisa ayaan ka sinaystay ila taliya

Aabahayga xaaskiisa ayaan ka sinaystay ila taliya Su’aasha: Waxan ahay qof dhiln yar ah oo qalad weyn galay aanan ka hurdi karin qof aan u sheeganayo garan mayo sheekada waxay tahay waxan la deganaa aabahay iyo xaaskisa aabahayga wuxuu guursaday maray hooyadayda dhimatay kadib, waxaa ila dhashay walaalo gabdho ah iyagana way wada guursadeen aniga […]
Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa Naagaha sida la og yahay waa ka daciifsan yihiin raga, inta badan been ayaa loo sheegi karaa, waana la siri karaa, taasna ma aha wax lagu liidayo, sidaas ayaa Alle u abuuray. hilibka qofka markuu arko wuu damcaa wuxuu rabaa inuu horay ka cuno. waxay u baahan yihiin qof difaaco […]
Gabar ayaan video xun ka qaaday sideen uga towbad keenaa

Gabar ayaan video xun ka qaaday sideen uga towbad keenaa Su’aasha: Gabar ayaan is baranay si daran ayay ii jeclaatay online ayaan ku shekaysan jirnay waxan ka codsay inay isoo dirto video iyadoo qaawan sidoomkale sawiro, wayna ii sameysay mudo kadib waan nacay waana ka tagay waxay u sheegay guur inan diyaar u ahayn, kadib […]
Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan

Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan Su’aasha: waxan idinka raba talo waxan cadaystay inaan daawada filimada wasmada nimanka iyo naagah is fuula sidoo kale dumarka qaaqaawan, markaan mudo mooganaado hadana waan u laabanaa dhow jeer ayaan isku dayay hab aan isaga joojiyo ma garanayo maxaa talo aan idina heli kara fadlan. Jawaabta: Daawashada filimada […]
