Bakhaylka iyo caagga Bebsi sheeko gaaban

Bakhaylka iyo caagga Bebsi sheeko gaaban

Nin bakhayl ahaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu ku haystay meel xeeb ah caag Bebsi ah. ninka waxaa soo ag maray nin maskiin ah wuxuu ku yiri: aad baan u oommanahay ee bebsida wax iga sii. Ninkii bakaylka ayaa wuxuu yiri: aniga kaliyaga iskama lihi, ee waxaa nus ku leh ninkaas oo badda […]

Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay

Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay1

Sedex qof oo xashiish soo cabbay ayaa waxay istaajiyeen Tagsi si ay u raacaan, shufeerka tagsiga wuu gartay inay xashiish soo cabbeen. intuu gaariga sheelar daran u qabtay ayuu gaariga damiyay. markaas ayuu ku yiri waa tagnay meesha aad rabteen. Midka koowaad wuxuu rabay lacag inuu bixiyo kan labaad ayaa la dooday midka koowaad wuxuu […]

Sheeko naag ninkeeda naag kale la guursan rabay oo afar ukun u fuurisay

Sheeko naag ninkeeda naag kale la guursan rabay

Waa sheeko gaaban oo tilmaamayso xayladda dumarka ku jirto. Waxaa la sheegay haweeney ninkeeda rabay inuu naag kale la guursado. Markay ogaatay aad bay uga fikirtay. Waayo aad bay u masayr badnayd. Habeen habeenada ka mid ah waxay tiri caawo casho macaan badan ayaan kuu sameynayaa. Waan isla casheynaynaa. Sheeko fiicanna waan kuu hayaa. Ninkeeda […]