Saliidaha timaha bixiya oo dabiici ah

Afarta Saliid oo timaha bixiya oo dheereeya

Saliidaha timaha bixiya oo dabiici ah Su’aasha: SCW waxn iskuarkay timaha oo iga go’aya waxaan rabi lahaa saliid timaha bixisa oo dheeraysa, fadlan ii sheega haddii ay jirto saliid timaha dheerysa oo badisa. Jawaabta: Saliido badan ayaa jira timaha u roon oo dheereeya, waliba si degdeg ayay u bixiyaan timaha waxaa ka mid ah saliidahaas: […]