Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Saaxibkay si xun ayuu ii galay Su’aasha: Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo qolka lacga ku jirto qof kale ogaa ma jirin, waxaan garan la’yahay waxa aan ku sameeyo iyo si aan ugu sheego, lacgatana way badan tahay, marka maxaad igula talinaysaa. Jawaabta: Qof in lagu tuhumo xatooyo wax […]

Saaxiibka khiyaanada badan sidee lagu gartaa

Saaxiibka khiyaanada badan sidee lagu gartaa

Su’aasha: Nin ayaa jira saxibo aan nahay, wuxuu igu sameyay arin yaab badan, wuxuu iga qarin rabay baasaboorkayga sidii ley tarxiili lahaa, aniga waxaa ii sheegay mid isaga ku siraystay sheekada ninkaas oo saaxibka aan ahayn waxan u haystay saaxib lilaali ah marka maxaa talo aad iga siin kartaan ninkaas. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa ninka […]

Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto

The envy friend as he is known

Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto Su’aasha: Nin saaxiibkayga ahaa ayaa wuxuu igu sameeyay khiyaano aanan ka filanaynin, waxaan ahayn ninkaas qof aan meel ka wada shaqeyno oo xiriir wanaagsan naga dhwexeeyay, ninka wuxuu lasoo baxay dabci yaab badan markaan helay shaqo fiican oo lacag badan leh marka qofkii wuxuu bilaabay inuu been iga sheego […]

Saameyska uu leeyahay saaxiibka

Saameyska uu leeyahay saaxiibka

Saaxiibtinnimada aad ayay u saameysaa qofka kale, saaxiibka xun aakhiro wuxuu kugu noqonayaa cadow, taasna waxaa lagu sheegay nusuus fara badan oo ka kooban aayado iyo axaadiis. Alle kitaabkiisa kariimka ah wuxuu  ku yiri:  {الْأَخِلَّاءُ يَوْمَئِذٍ بَعْضُهُمْ لِبَعْضٍ عَدُوٌّ إِلَّا الْمُتَّقِينَ} (Saaxiibadu Maalinta qiyaame qaarkood qaarka (kale) waa u col kuwa dhawrsaday mooyee (mu’miniinta).) Wuxuu […]

Hala saaxiibin 9-kan qofood

Hala saaxiibin 9-kan qofood

1- Qof ballanqaad badan oo aan ka kasoo bixin. 2- Qof hadlaakaga qof kale u geeynaya. 3- Qof ceebta raadiya oona dadka ku dhex faafiya. 4- Qof aan sirta qarin karin 5- Qof xumaanta uusoo sameeyay ku faanaya, sida raga ka sheekeeya naagaha ay la soo dhileysteen ama naagaha dhilooyinka sidey ku sameyn jireen. 6- […]