Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan riiyo ku arkay wiil aan saxiibo nahay iyo xaaskiisa oo isku dhacsan waxan leeyahay anigana ayaa heshiisiinaya oo arintoodda dhexgalay odayna ka noqonaya qilaafkooda waan dhamaynaya marka maxay noqon karta fasiirkeeda. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad wanaag ka talin doonto aad bulshada anfici doonto, siiba qofka saaxiibkiiga inaad wax tari […]
Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka Su’aasha: Waxaan rabaa riyo in la iifasiro waxaan kuriyoodey anigo macmacaan iyo cabitaano sajilesan dad macalimiin ah isla shaqeyno uqeybinaayo marka bac madoow ayan kuwatey macalin ayaan ku yiri macalin buskutkaan iyo cabitaanadan midka rabto kabaxso wuxu labaxey cabitaankii ugu fiicnaa oo aan ubaahnaa waxaan islahaa xaaskaga ugeey lkn madaama […]
Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya Riyada: WAXAN KU RIYOODAY XAASKEEYGA AAN KALA TAKNAY OO GURIGA MEEL KAMIDA FADHISA OO BANAAN KIISA AH OO NINKALE JIIJIIDAYA OO DILAAYA KUNA DHAHAAYO ISTAAG HADII KALE WAAN KU DILAYAA ANIGA BARSADA DAAQADEEDA KAFIRINAYA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad ku riyootay oo xaaskaaga jiijiidaya inuu kula […]
Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riiyoday hooyo ii xanaqsan oo igu qeylinaysa iyo anoo gurigayga iyo xaaskeyga ka foogaaday anoo ka dhuumanaya xanaqa hooyaday awgeeda. Si deg deg igu soo jawab. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa walwal iyo cabsi qalbiga kaaga jirto, sidoo kale inaad samaynayso wax hooyadaada aan raalli ka ahayn, waxaa laga yaabaa inaysan […]
Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan Riyada: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anooo ku jiira guri dabaq ah oo aad qurxoon waxana ila jirtay xaaska balse guriga meel aan ugu baxna waynay yacni albaab malahan waaana fahmi wayaay. Fasirka: Riyada inshaa Allaah waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doontaan dhibka dibadda ama dadka kale […]
Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah

Su’aasha: Asc wllo asc wllo Xalay waxan ku riiyooday Xaaskeyga aan hadda qabo oo nin odey ah uu furay ayna murmayaan anigana aan goobta fadhiya anoo dhahaya xaaska anaa qaba. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa xalaad lasoo guboonaan karta shaqada aad hayso xaaska mararka qaar waxaa lagu fasiraa shaqada iyo mustaqbalka qofka, waxaa laga yaabaa qof […]
