Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa

Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan ku riyooday anigoo ku dhex jira wabiga biyihiisa oo dhexda ii joog joogaan hadana aan ka bixi karin markii dambo isla riyada dhexdeeda Ilaahey ayaa iga bixiyey biyihii aanku habqanaayey markaasaan ayaa riyada dhexdeeda ku dhahay Alx, kaaga sii daran riyadan waxaan ku riyooday xilli duhur […]
