Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta Riyada: Asc bahda daruuro xalay waxan ku riyooday anoo guriganagoo mar hore igu danbaysay jooga oo cunug haysta iyo walashay oo iyana cunug haysata iyo hooyaday oo umushay gabar waxayna umulatahay hooyo 14 bari baan lahaa markaa waan islajoognay xaafda hooyo markaa waxaan booqday dariska […]
Riyada 6 beri kahor ayaad geeriyootay

Riyada 6 beri kahor ayaad geeriyootay Su’aasha: waxaan ku riyooday ayadoo walasheeda idhaheso waxaad dhimatay 6beri kahor oo qof nool matihid anigana waxaan ahay qof dhintay okale oo aan waxba dareemeen hadana walasheda kale oo ila dhalatay waxay leedahay waa beenteeda oo waa nooshahay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya, waxaan kula […]
Riyada daqarka maxay noqon kartaa oo walaashey qof daqrayso

Su’aasha: Asc Riyada waxee kabilabane aniga io walaashee iga ween oo isla socono dhanka awoowe ayaa usoconay wadada dhexdeeda wiil yar ayaa dhagax kutuuraya walaasheda waliba dhagax ween kistoo oo daqar geesan kara kasoco ayaan dhaha oo waan kacelinaa hadana markale ayuu dhagax kusoo tuura kadib wee xanaaqe oo dhagaxii ayee kucelinee oo sajuuda ayaa […]
Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay oo lasiiyay markii lasiiyyay waxan laha waa loo dadab galiyay markiiba uur bay yeelatay iyadoo xaamila ah oon leeyay inmoyar weeye ilahayow u fududee foosha ninkiina uu sucuudigii kulaabatay waxan ku dhahay bishii maxuu kuusooo diraa […]
Waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya

Su’aasha: Aac walal waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya ana aan goobta fadhiyo oo ayadu eey qasbeeso ee dhaheso 50 dollar kusiina asagana u diidayo wexey isku dayey walashey ineey xogto marku farjigoda is galo wilka cararayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in khilaaf idin soo gali doono adiga iyo familkaaga […]
Waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay

Su’aasha: Riyo waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay oo dad isugu wacaya wa idulmiyay leh ayuub iguy iri ma ogtahay inan sinestay hada kahor ana saas markow.dhahay ayan naxay oo aamusay oo waxan ku fakaray wanayabana oo kaliyey istagay mel walasheyna wa i ag taagned waxan ahay marwo hada. Jawaabta: […]
Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna

Su’aasha: ASC Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna Riyada ii fasir wallo shukran. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa khilaaf iyo qalalaaso oo qoyska soo dhex gali doonto. Teeda kale waxaa fiican riyada inay faahfaahsanaato, hadda kadib riyada markaad soo qorayso soo faahfaahi, riyada marka ay faahfaahsan tahay fasirkeeda si fiican ayaa […]
