Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah

Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah Riyada: Sheikn waxan ahy marwo wali waxdhalin xalay waxan kuriyoday walaashay iga yar oo mardhow aqal gashay oo cunug wecel ah haysato bal iifasir riyadas shikh blz Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo dood keeni kara iyada iyo ninkeeda kusaabsan Waxaa laga rabaa inay is ilaaliso, waxaa dhici karto […]
Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo

Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo Riyada: Sh marka hore si aad si fcn igu shegto riyada waa in aan si fican iskugu ka sharxo waxan ahay gabar dhalin yara waxan bilaabay inaan raadiyo meesha aan asalkayga ka imid waxa la igu dhahaa Yementa somaliya timid ayaad tahy lakin qabiil ayan rabay qabiilkana layma […]
Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday walashay iga wayn oo walashay iga yar usoo iibisay xijaab cad si dirayska school ay ugu xidhato ana aan la yaabanahay maxad usoo khasaarisay school 3bilood ayaa u hadhay wax yar kadib walashay yar wayba xidhatay xijaabkii oo school ayay udiyaar garoowday […]
Riyada dhimashada walaasha

Riyada dhimashada walaasha Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday walaashay dhimaneyso weyna nooshahay meydkeedana la waynaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha haddaan wali la guursanin in la guursanayo Dhimashada walaashada waxaa lagu fasiraa fogaanshaha ay ka fogaanayso qoyskeeda. Maxaayeelay naagta marka la guursado ninkeeda ayay raacaysaa. Haddii ay tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa arrimaheeda […]
Riyada walaasha oo fiirinayso farjiga walaasheeda

Riyada walaasha oo fiirinayso farjiga walaasheeda Riyada: waxan ahay gabar doob nin ayan la socdaa waxay riyo ku arkay walashayda oo xaas ah farjigayga fiirinaya anigana lugaha ayaan kala furayaa waxaan sugaa inay ii sheegto bikaarada kadib way la yaabtay waxay shegtay inaan bikro ahay aniga waan sii fiirinayaa farjiga Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin […]
Riyada guriga laga lumayo iyo walaasha farjiga farta kaaga bigrajabinayso

Riyada guriga laga lumayo iyo walaasha farjiga farta kaaga bigrajabinayso Riyada: Asc Sheekh wxaan ku riyoodey riyooyin badan oo Cabsi leh ilaa 3 riyo ayaan kula wadaagayaa sheekh 1. Waxaan ku riyoodaa anigoo gurigayaga garan waaya markaan suuqa u baxo ee is dhaho kusoo noqo 2. Waxaan ku riyoodey wax culus oo dusha iga saaran […]
Wax la xadayo ayaan arkay markaan walaashayda suuqa u raacay

Wax la xadayo ayaan arkay markaan walaashayda suuqa u raacay Riyada: Ani io walshey iga yar Aya suuq isku racnay iyado ay habeen thy wxan rabnay markiaa so gadanay iyada marka wiil ani xiriir igala. Dhexeyo aye wxay ka so qaday motadisa asagana wu u so dhibay Intan ku mash quul sanen canab mesha lagu […]
