Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya

Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya

Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAN KU RIYOODAY ANOO KA IMID GABADH AAN DOONAY AYAA WAXAAN WADADA IGA SOO QAADAY WALALKAY OO DHINTAY RAMADAN TII DHAWAYD WAXUU WATAY GAADHI WUU ISOO QAADAY WAXAAN KU IDHI WALAL SAAKA […]

Waxan riyo ku arkay walaalkey oo naag galmo la sameynaya

Waxan riyo ku arkay walaalkey oo naag galmo la sameynaya

Su’aasha: Sxb waxaan xaley ku riyooday walaalkey iga weyn oo naag musqusha la galaya ka dibna dibada kula galmoonayo anna aan caadi ugu jeedo markaas baa naagtii saxarootay anigana waan sii eegaya ka dib waa uu ku biyo baxay anigana waan kacsaday isla riyada dhexdeeda ayaa ku biyo baxay markaas baa meel kasta waxaa daad […]

Riyada anoo lumay ka dibna aan walaalkay arkay

Riyada anoo lumay ka dibna aan walaalkay arkay

Su’aasha: Asc sxb waanku salaamayaa maalmahaan baan rabay inaan su aasheyda soo diro websiteka ayaa buuxay wuxuu ilahaa su aalo baan laga jawaabin markale ku soo laabo marka hadda ayay ii furmeen qaybtii su aalo weydiinta waxaan dhowr habeen ka hor ku riyooday anigoo gurigeena ka lumay ka dibna aan leeyahay nin meesha joogo meel […]

Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo

Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo

Su’aasha: Asc, ciid mubarak. Waxaan ku riyooday anoo asxaabteeydii mar hore iskugu keen dambeysay jawi farxad leh la qaadanayo ayaa asxaabtii mid ka mid ah wuxuu la dagaalay nin halkaas tukaan ku lahaa, waa la daqray oo dhiig baa ka imaaday, waxaan is iri asxaabtii kale u soo sheeg oo walalkey na la joogay, durba […]

Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon

Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon albabka aya u furan ubaxyo aya ku beeran darbiga waa dhir safan gaari aya dhaxda uga jiro dhirta waxan leyahay hab casri aye u dhisantahe markasan firiyay darbiga bananka waxa ku qoran “love” waba in lugu sharxay ereyga love […]

Riyada walaalka si kedis lagu waaynayo

Riyada walaalka si kedis lagu waaynayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday Xaley aniga iyo walalkey oo isla socono ayaa Waxaan ku sii jeednay xafiis,dabaq aad u dheer buu ahaa, jaranjarta intaan sii soconay Waxaan Kor ka aragnay Ninkii aan usoconay oo suuli xafiiska ku dhegan kasoo baxaayo,isla markiibo Waxaan ku iri walalkey oo ila socday halkaan sii fariiso suuligan galayaaye markaan kasoo […]

Walaalkey oo gabar aan la doonay aan ku riyooday

Walaalkey oo gabar aan la doonay aan ku riyooday

Su’aasha: Waa ku salaamay walaal waxaana kaaga mahad celinayaa qaabka aad iigu macneyso riyooyinka aan kuu soo gudbisto marwalba waxaad iga mudantahay sharaf iyo cizi inkastoo aan aqoon waxaad tahay nin iyo naagba hadana waa ku mahadsantahay sidaad fariimahayga ugu soo jawaabto marwalba. Walaal waxaan riyo ku arkay aniga iyo qoyskeyga oo aan gabar u […]