Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]
Riyada walaalkeyga oo aan meel ka tuurayo

Su’aasha: riyada waxay aheed wiil iladhashay ilmo habo yar nahay baa waxaan katuuray meel darbi oo zaaid udheereen markaan meshaas katuuray cabaar kadib waxaan dhaha wiilka madhintay hala fiiriyo kadib waxaa laidhahaa waa noolyahay madhiman lkn markaan tuurayay dhimasho ahaan ayaan utuuray oo wu dhintay islaha gadaalna waa kacabsanayay inuu dhinto hadana isla riyada dhexdeeda […]
Riyada qof lacag nasiib ku helayo

Su’aasha: asc daruur team alle haidin sharfo. Riyada waxaan ku arkay aniga io 2walalo nahay wiil iyo gabar ila dhasheen waxaan kujirnay qolkeena udambeya ee gudaha kadib walalka iga ween ayaa wuxuu noo sheegaa inuu nasibkiisa kusoo helay 2k dollar oo ciyaaro ayuu soo saadaaliyay sida 1xbet kadibna lacagtaas ayuu helay lacagta uudhigtay waxee aheed […]
Riyada hooyo iyo aniga oo is dagaaleeno

Su’aasha: asc bahda daruur wlalyaal 2daan riyo waa ay iskuxiranyhin: wxaa jira arin an shaki iyo waswaas badan kaqabay oo haduu shakigeega rumoowo ay musiibo aniga io qosyskeegaba unoqoneeso qofka an shakiga kaqabana waa qof ila dhashay marka walal arinta aan uga shakinsanahay mahubin lkn waa ay idhibeysa marwalba aan arko wan xasuusta sidaa darteed […]
Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay

Su’aasha: Asc maxay tahay Riyada meydka walalkay oo lanoo keenay iyadoo la leeyahay Tacsi ayaa idin taalo. Riyada waxaa ku riyootay gabar la qabo fG horey ayaan Riyadan usoo qoray walina la iima jawaabin Jawaabin: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo qalqal kula soo gudboonaan doono iyo cabsi iyo dood iyo dagaal, waliba waxay la xiriiraan […]
Gabar xaas ah oo ku riyootay walalkeeda oo dhintay

Su’aasha: Asc gabar Xaas ah ayaa waxay ku riyootay Walalkeed oo dhintay iyadoo la leeyahay tacsi ayaa idin taal oo iyada iyo walaasheed ay ooynayaa sidoo kale suurada Walalkeed la tusinayo isaga oo meydkiisa La keenay. Jawaabta: Riyada walaalka dhimanaayo wax badan ayaa lagu fasiraa xaaladba xaaladda kale way ka duwan tahay, gabar xaas ah […]
Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho

Su’aasha: Asc wr wallo wxn kuriyoday walashay iyo hablo ay dumashiyihin gadhi isla saranyihiin kadib anigay iiyedhen oo wallakay lasocdo walalkayna uuididay inan utago lkn marki danbe wnutagay walashay dumashided wxy iwaydisay arimo dhof iyo tahrib kusabsan wxayna iitiri iku xidh qof markan turke dhafo wallashay oo ak fadhidayna way cadhoty kadibna hye ku idhi […]
