Riyada hooyo da’ ah uur leh

Su’aasha: Asc Wll qof ayaa ku riyooday hooyadii oo da’ ah blse Cunug caloosha ku sida. Maxa lagu fasiraa ruyada. Jawaabta: Qofkii riyo ku arko hooyadiisa ama hooyo kale oo uur leh iyadoo weyn oo dhaaftay da’da dhalmada riyadaas waxay tilmaamaysaa in faraj soo socdo, sidoo kale dhibaatooyinka qofkaas haysta in la xallin doono, waxaa […]
Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh

Su’aasha: Waxan ku riyoday habaryartey oo guri qasri ah dagtay beero qurux badan leh iyo waaskooyin iyadoo uurna leh uurkaasna si qarsoodi ah ayay u shegeysa qofki ugu horeyay oo u shegtayaan ani ahay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal sare ay gaari doonto habaryartaada laakin arin sir ah ayaana gaarsiin doonto oo adiga kaligaaga ay […]
Riyada foosha naagta uurka leh

Riyada: Waxaan ku riyooday Uur anoo leh oo foolanayo lkn caloosha ilmaha kujiro aanan dhaqaaaqeynin. Waxaan ahay xaas. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibaatada iyo mashaakilka kuu gaarka ah, iyo inaad heli doonto khayr badan, hanti iyo nolol wanaagsan. Haweeneyda hadday ku riyooto fool aan dhalmo la soconin sidaas ayaa lagu fasiraa […]
Waxaan ku riyoodey hooyadeey oo uur leh

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey Hooyadeey oo uur leh balse hada da’di haweenka ay ku dhalayeen dhaaftey riyadaasi maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa hoyaadaada inay murugo badan gudaha ka dareemayso oo aysan u sheeganaynin qof kale, riyada haweeneyda uurka leh oo dhaaftay da’da dhalmada waxaa lagu fasiraa waxa uurka ugu qorsoon oo ah […]
Riyada naag uur leh oo wajiga ka bararsan

Riyada: Walaal waxaad ii fasirta xaas ayan leyahy wax caruur ahna iima dhalin walow horay ilmo udhashay Ninkale marka naag aan garanayo ayan ku riyooday iyadoo uurkii sedexaad leh wajigana ka bararan mrkas ayan dhahaa kii sedexad miyad wadaa ayado gurigeda jogta misena dhulka jiifta ley tusaa uurna leh marka maxey tahay micnaha riyadaas wall […]
