Riyada gabadh aad u qurux badan khudrad iibinaysa

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY GABADH AAD U QURUX BADAN OON GARANAYO IYADA IYO LABAD OO YAR YAR OO SUUQA KU IIBINAYA KHUDRAD AYAAN U I MID WAAN SALAMAY WAANLA KAFTAMAY WAAN KA TAGAY WAXAA II YEEDHAY LABADII HABLOD EE YAR YARAA […]
Riyada alaabta gacanta lagu qurxisto

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo suuqa ka iibsanaya gacmaha loo xidho hablaha yaryar ee ay isku qurxiyaan qaarkoodna ku yaalo calanka somaliland xiliyada iida ama sanad guurada dalka noocyo aad u qurux badan Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuusoo dhow dahay munaasabad aad ku farxi […]
Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo

Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galay suuq qaad lagu iibinayo wuxuu rabaa inuu iibsado aakin dadka ayuu ka baqayaa riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilaamaamaysaa qofka inuu rabo dantiisa inuu gaaro laakin cabsi ayaa ku jirta, dad ayuu ka baqayaa ama wax kale buu ka […]
Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta

Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta Riyada: Asc wll waxn ku riyodey riyo Sidan u dhaceysa aniga oo rer isleyneyno kadib an kaso baxsadey waxn u mid walashey waxn wadnay wiilyar iyo inan yar aad u qurux badan dhar quruxbadan wata ilmihi yara ban xanbarey wilkii ila qiyas 5 jir bu aha waxn laha […]
Riyada Sheekh Dirir oo bakhaarka sacado iyo wax la mida oo quraarad ku iibinaya

Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday anoo la socda habaryartay iyo walaalkay oo ku socona bakhaar aan garanayo kadib bakhaarka waxaa wax ku iibinayay qayb kamid ah sheekh dirir oo sacado iyo wax la mida oo quraarad ku iibinaya isaga iyo rag kale oo aan garanayn kadib inankii bakharka hayey ayaa biyo iidirsaday lacagtiina wuu […]
Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso

Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday markale ano suuqa qudaarta joogo waxan arke inuu qof kaste wax karinaayo waxan arke dab banan yaanyo ayaan ku kariyey wan ka tagay hadane waan usoo laabte gabar ayaa imaate yaanyadii dhamaan ayee mel ku shubatay iyado is kibrineso wan ka soo tagay. Jawaabta: Riyada waxay […]
Riyada haweeney oo gabar dhar hooyadeeda ugu dhiibaysa

Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo suuqa joogo waxan rabay inan hilib soo gato kawaanka ayan so dhex maray ninka gees joogo inan ka gato ayan rabay lkn albab aya u dhaway waan fiiriye haweeney aan garaneen ayaa i wacde dhar bac ku jiro aye ii dhiibte hooyada ugee aye igu […]
