Riyada 3 shinbirood oo cad cad

Riyada 3 shinbirood oo cad cad

Riyada 3 shinbirood oo cad cad Riyada: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY MEEL DOOG BADAN OO DHIR DHADHEER LEH OO GUBATAY AYAAN KASOO QAATAY 3 SHINBIROOD OO CADCAD OO MIDI YAR TAHAY OO QIIQII DHULKA KA KUSOO RIDAY WAXAAN KEENAY XAAFADA WAXAAN U […]

Shinbir meel ku xiran haddii lagu riyoodo

Shinbir meel xiran haddii lagu riyoodo

Shinbir meel ku xiran haddii lagu riyoodo Riyada: Asc bahda adaruuro waxan ku riyooday riyo iga ayabisay waxan riyo ku arkay shinbir gacmo iyo luga leh oo aad loo xir xiray waxaana lagu duubay jilow ama mayradhaxda geedaha oo ladirin alyacni maydhadii laga dirin iyadoo shilowdii wadata aya aad loogu xidh xidhay shinbirtu sida dadka […]

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya Riyada: Qofki riyo ku arko aso diiq qalayo maxa lagu fasiri kara riaydas, diiqa hadii la gowraco khayr miya mise wa shar? Fasirka: Riyada qowricida diiqa waxay tilmaamaysaa qofka inuu ka fog yahay maslaxadiisa iyo wixii dan ugu jirto, diiqa wuxuu dadka kasoo toosiyaa hurdada subaxdii, sidoo kale qofkii […]

Riyada weerarka shinbiraha madmadow

Riyada weerarka shinbiraha madmadow

Riyada weerarka shinbiraha madmadow Riyada: Waxan ku riyoday shinbiro badan o madmadow o naso werarayo wan iska celinay kadib gadal ayey waxay kanoqden inta wajiga ah shinbir ayey ka tahay gadalna waxay katahay bini adam iga so jawab wll. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan oo raba sirtaada inay ogaadaan shinbiraha mararka qaar waxaa […]

Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka

Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka

Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka Su’aasha: Asc walal waan idin salaamayaa. Waxaan idin waydiinayaa 3riyo insha ALLAH. Ta kobaad waxaan ku riyooday anoo ah xaaska nabi Mohammed (scw) oo waliba ciyaal isku dhalay aad na u faraxsan. Waxaana ahay xaas ciyaal leh. Ta labaad waxaan ku riyoodaa inbadan geedka la dhaho […]

SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH

SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH

SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH Riyada: ASC CIID MUBARAKwawaxan ku riyooday xalay anoo jooga dhul barwaaqo ah oo ay SHINBIRO aad u fara badan oo kala wada nooca lkn aan waawaynayni samadii qariyeen qaarna ay ciyaarayaan laba ayaa isqabsaday oo dabadeed cirka isula baxay oo dabadeed waxay sameeyeen xawaarahay ku socdeen ayay […]

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya Riyada: Asc waad mahadsantihiin Allah ha idin Sharfo waxaan ku riyooday aniga oo socda wado oo gaadhigayga wata ayaan waxaan arkay diin wadada katalabaya iyo shinbir aan duulikarayn oo beerka ku siqaysa waan istaagay wadada dhexdeedii kabacdi intay xagayga soo eegtay shinbirtii ayay afka kala qaaday waxaan dareemay […]