Riyada Tahriibka Gariiga oo Turkiga loo marayo

Riyada Tahriibka Gariiga oo Turkiga loo marayo

Su’aasha: Asc waxaan markii labaad ku riyoonayaan aniga oo u safray Turkiga oo Tahriib ugasii gudbay Gariiga waxaan saarnaa Gaari Bas ah aniga iyo dad badan waxaa Gaariga Nala saarnaa askar waxay naga Xigeen dhanka albaabka baska aniga waxaan isleeyahay waxay halkaas u fadhiyaan waa inay na celiyaan Marka aan baska ka dageyno markii dambe […]

Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd

Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd

Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd Riyada: Asc bahda daruuro gabadh walaashay ah waxay ku riyootay iyadoo diyaarad raacday oo waxaa la saarnaa nin aad u qurxan quruxdiisuna saa id tahay aadna waan u dawanayay ninka markaan gaarnay meeshii aan u soconay waxuu i dhahay dago waxaana dhahay xagee […]

Riyada u safrida Turkiga iyo aragtida Fahad Yaasiin

Riyada u safrida Turkiga iyo aragtida Fahad Yaasiin

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga iyo wiil aan saaxiibo nahay oo u safray Turkiga Diyaarad ayaan raacay markaan garoonka ka dagnay ayaa waxaa Nagala hubinayey Visa yaasheena iyo Shahaadooyinkeena dadka badankooda muran ayaa Laga gelinayey Shahaadooyinkooda aniga waxaa la ii diray qeyb hubin ah Scan ayaa lasaaray waxaa la isoo siiyey warqad cadeeneysa in […]

Riyada walaashay oo Mareykanka u safri rabta

Riyada walaashay oo Mareykanka u safri rabta

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday gabar walaashay ah oo Garoob ah oo Mareykanka u safri rabta anigana aan aad ugu faraxsanahay waxay xirneed Dhar Asturan Xijaab Wayn oo jaale ah iyadoo aad u maleeneyso in Safarka uu kediso kusoo galay waxaa la leeyahay Mareykanka horey ayey u tagtay 3 bilood kaliya ayey Soo joogtay waala […]

Waxaan arkay islaan habar yar igu aadan

Waxaan arkay islaan habar yar igu aadan

Su’aasha: Asc, waxaan arkay islaan habar yar igu aadan oo joogno deegaan ku soo guurnay usocono magaalo , waxaa la socday caruur oo labisan ayadan way la lahadleysay caruurta , wayna faraxsaneed , kawaran ? Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa qof qaraabo ah inaad meel la aadi doonto xiriirna idin dhex mari doono. Dhowr jeer […]

Riyada Safar Ardaynimo oo la igu adkeenayo

Riyada Safar Ardaynimo oo la igu adkeenayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Line safar Arday nimo xareysanayo Shahaadadeyda Dugsiga sare ayaan wataa waxaan joogaa meel aan umaleenayo in Lineka Arday nimada la iigu Apply gareenayo dad badan ayaan nahay Saf ayaana ku jirnaa Shahaadada ayaa nagala check garenayaa waxaa naga Checking meysa gabar fur furan oo dadka Si qosol leh […]

Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday Dhul Buura ah oo doog ah iyo nin an garanaayo oo xaas leh iyo aniga iyo asaga oo aan tahriib Rabnay waxa dhacday Inuu asiga Ninkaasi Tago ana waxan islahaa xage u socda ninkan xaska leh xaakaso uur lahayd aniga waxan fiiriyay Saacada waxan arkay Inay noqotay Fiidki […]