Riyo anoo safrayo oo la isoo celin rabo

Su’aasha: waxan ahay qof marwa waxan ku riyoday anigo safar galayo waxan racay diyarad meshan raba markan ka dagay aya documentigeyga qaar ayaa la waaye waxa leydhahay mesha katimid aya lagu celina markas waxan ka walawala borsoyinka wato iyo cunugta yar aan wato kabacdi dada wacana wa leykena, markaan helo hurdada ka kacaa. Jawaabta: Riyada […]
Riyada qof safar ku jira dood iyo dagaal kadib gaarigii ka tagayo

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxaan kuriyooday anigoo safar galaya, boorsadaydii ayaan soo xidhxidhay waxanan imid shirkadii baabuurta laga raacayay tigidhkii ayaan goostay kadib gaadhiga ayaan fuulay waana wakhti habeenimo ah, gaadhigii markuu magaalada kabaxay ayuu jiidhay neef xoolo ah ,waxyar kadib dadkiu neefka lahaa aya nagusoo xoomay waan soo dagnay kadib dirwalkii iyo nin kamid ah […]
Riyada ina abtiga oo safar ka imaanayo

Su’aasha: Asc wlalaha bahda daruuro ilahaya ha idin xiftiyo aakhiriyo aduunba aad baad naagu faa idaysaan khayr ilahay ha idinku abaamariyo Wll waxan xalay ku tiyooday wiiluu abtigay dhalay oo anagoo ciyaala isugu kaaya dabaysay mudo dheerna aana arag xidhiidhna malaihin lkn gaaris buu daganyahay markaa waxan ku riyooday isagoo xamar noogu yimid waxaa ila […]
Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay

Su’aasha: Asc wll waxan raba in la igacawiyo waxankuriyoday ano babuur weyn saran oo baburku xoog usocdo oo xududka somalia dhaafay ayaan indhahana mara iga aadaneyd wana iskafedaye marada marka talaraba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad gali doonto safar dibadda ayaad aadi doontaa siday u badan tahay, baabuurka guud ahaan wuxuu tilmaamayaa socdaal iyo […]
Riyada boorsada weyn maxay noqon kartaa

Su’aasha: scw qofkii riyo ku arko asoo boorso weyn wato boorsada waxa ku jiro ma oga riyada boorsada maxay noqon kartaa. Jawaabta: Boorsada waxay tilmaamaysaa marka riyo lagu arko safar waxaa kaloo ay tilmaamaysaa mustaqbalka waxa uu kuu xambaarsan yahay, illeen boorsada waxaa lagu keenaa alaab qofka hadiyad ahaan loogu dhigayo ama alaab kale oo […]
Gabar ninkeeda ka maqan yahay oo ku riyootay asoo yimid

Su’aasha: Asc wr wbrk ninkayku waxu ku nool yahay wadan kale shaqo darteed waan kala foganay waxan ku riyoday isago leh waan soo wareegay hada kadib manoqonayo riyada iifasir shukran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad isku soo dowaan doontaan oo noloshiina ay fiicnaan doonto oo aad heli doontaan waxa aad ka fikiraysaan oo hormar ah […]
Riyada Safarka Doonta oo South Africa aan u socdo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday anoo xeebta jooga oo kubad ciyaarayo Nin shiinees ah oo maamo Somali ah oo wayeel ah daawo u qorayo maamadii iyo Ninkii ayaan u kala Turjumay kadib daawo ayuu siiyey Ninkii Wuxuu u baxay Badda dhankeeda oo Maraakiib iyo duumo badan ay taagan yihiin waxaan ku dhahay xagee u Socotaan […]
