Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata

Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata

Su’aasha: Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata waxaa hayay wado waxaana i horsocday wiil mudo hore iigu danbaysay isna safara lug ah sidayday gabdha waan xanbarsanaa ilaa 2 jir bayna ahayd xijaabna way qabtay wayna ila sheekaysanaysay waan socon bay ilahayd waxana lahaa markàn magalada u dhawaano […]

Riyada nin iyo xaaskiisa meel duur ah jooga

Riyada nin iyo xaaskiisa meel duur ah jooga

Su’aasha: Asc Naag waxay ku aragtay ayada iyo ninkeeda joogo meel duur ah oona tahay galag, marka meesha waxaa socda diiwaan galin safar , naagta waa la qoray magaceed , waxaa ladhahay halkaan waala seexaa naagtii waxay ku dhahday ninkeeda halkaan ma seexanaayo, ayada iyo ninkeeda waxay soo heleen gaari hoomey ah,maxay noqoney? Jawaabta: Riyada […]

Wiil aan saaxibo nahay ayaa igu yiri waxaan kugu arkay riyo

Wiil aan saaxibo nahay ayaa igu yiri waxaan kugu arkay riyo

Su’aasha: Gudomiye wan Ku salamay waxa jiro wiil An sxbo nahay waxuu igu yiri Riyo Ayan kugu riyoday on la so kacay 02:00 night Riyada waa tan waxan Ku riyoday adigoo Mal qaben ah shirkadaada ay qoratay in ay shaqale qadanayso maalin tii kowaad waxaad qadatay dhowr kun walina dad badan ayaa banaka jooga markii […]

Waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay

Waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay

Su’aasha: Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay oy dad badn isugu imaadeen oo laleeyahay waxaa qadanaysaa qaxootiga Ethiopia markaa dadku ay leeyahiin somalida ma ogalo waayo waa dowlad dhisan Ethiopia way burburtay oon dad ayaa waxay igu dhaeen oromo sheego markaa waalagu qaadi ani waan galay oromaana sheegtay waxaana la […]

Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo

Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN JASAAKUMULAHU KHAYR ALLAH MACAK waxaan ku riyooday xaafad aanu jaar nahay oo bus fuulaya gabadh laba caruur ah inanteeda iyo wiil safar ayay aadayeen geeri mise wax kale ma xasuusto lkn way safrayeen gabadha caruurta dhashay ayaa igu lahayd guriga biyaha iisoo xidh waa ilaa eedaankii subax waxyar […]

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay Riyada: Asc bahda daruuro wll waxaan ku riyooday ani walaashay iga yar oo maraykan aadnay diyaarad ayaan raacnay waxaana tagnay America markaan diyarada gadaganay nin tagsi wata oo somaliya naloosoo diraybaa naqaaday waxaana nasoo dhaweeyay gabdho aan aqaano guryo noockala ah oona waligay arkin […]

Riyada safarka Africa aniga iyo hooyaday iyo walaashay

Riyada safarka Africa aniga iyo hooyaday iyo walaashay

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anigiyo hooyaday iyo walaashay oo safar ku aadnay koonfur Africa waxaan arkayay anoo lacag dollar ah Sita oo dhar iibsanaya kolna Aya rag fara badanoo WAX ka iibsanayay ay igu leeyihiin waxanoo lacaga xageed ka keentay waanan wada qoslaynay anagoo faraxsan […]