Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki

Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki Riyada: Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki ama tabaaraka ladii ee ka bilaabma قل هو الرحمن Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo hanti aad ka helayso waalid ama dad masuul ah Waana riyo aad u fiican. Aaydaha […]
Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo

Su’aasha: Asc. Wll waxa aan ku riyooday anigoo cod (qiraa’o) aad u macaan badan ku aqrinaaya qur’aanka kariimka oo dusha ka aqrinaayaya wax kitaab ahina gacantayda uuna ku jirin. Blse anigu quraanka caadiyan ma xifdisani. Waxa ay ahyd qiraa’o aad umacaan badan xiita markii aan soo kacay sidii oo kle wn u aqrin karwaayay qur’aanka […]
Gabar ku riyootay tartan quraan iyo xiritaan iyo dad xubnaha laga jarayo

Su’aasha: Riyo ano waxan arkay ano tartan u galaya quran waxan aqriyay surah al fil almtara codmcn kadib waxan is arkay ano uxiran rux dumara ani iyo dadkale raga waxay goy neysey xubinta taranka waxay naheysatay maqas oo aad bey uqeyliyen mid markay jareyso xarigi wan iskafuray ruxi dadka dhibayay maqas kikuladhagay oo dhuunta ugajaray […]
Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo

Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo Su’aasha: Asc, waxaan arkay nin macalin ah aan aqaano oo wada joogno guri sar ah oo weyn , ku leeyahay horta anaa baraayay caruurta qur’aanka kariimka , igu wareeji hadda iyo waxii ka dambeeya xaaskeygana way ila socotaa , maxay noqoneey . Jawaabta: Inshaa Allaah khayr iyo barako […]
Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SALAADII SUBAX MASAAJIDKA KUSII SOCDA AYAA WAXAA IGU SOO YAACAY LIX BAHAL OO MADMADOW ANOO LUGAYNAYA WAAN KA DUL BOODAY WAY IGU SOO YAACEEN WAAN LAAGLAAGAY ADUU WAAN ISKA CELIYAY WAXAAN MAQLAY HADAL OO ILEH ILAAHAY KUGU SALIDI MOOYO WAXKAA AWOOD BADAN […]
Riyada Sh Cabrashiid Sheekh Cali Suufi Quraan looga baxaayo

Su’aasha: Asc wr wb wll qeyr badan Allaha kusiiyo Waxaan kuriyoodey 2jeer anigoo sheekh Cabdirashiid Sh Cali sufi oga baxaayo quraan Suuratu alhaakum ii fasir wll adoo mahsan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof camal aakhiro shaqaysanaya oo aaduunka aan isku dhejinin sidoo kale diinta baranaya. Riyada labo dhinac ayaa laga eegayaa dhinac […]
Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan

Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan Su’aasha: Asc bahda daruuro wll malinkii istniinta anoo cajisan ayaan barqada salaad tukaday kabacdi quraan ayaan aqristay anoo quraanka aqrinaayo ayay hurdo daran iqabatay waana seexday markaan seexday waxan arkay ri 🐐yar oo gaduudan oo hirtayda fadhisa wax aana arkayn baa igu dhahay ridaan iyo 6 yaasiin iyo […]
