Riyada aabe oo la dilay soona noolaaday

Riyada aabe oo la dilay soona noolaaday

Su’aasha: waa idin salamay sxbyaal. waxaan kuriyooday aabaheega oo xabad lagu dilaya waxaana dilaya nin uu ushaqeenayay aabaheega waa muqalas dadka visaha io waxyabahas fududeeya qofka dilayana waa shaqsi caadi oo markaas howl uu uwaday dilaya kadibna qofkaas wuxuu ucararaya wadan aan iloobay magacisa lkn wadan kale ayuu aaday ladhaha aabe oo la oonayay dhimashadiisa […]

Riyada gabar gudniin fircooni la gudayo oo aan ka reebayo

Riyada gabar gudniin fircooni la gudayo oo aan ka reebayo

Su’aasha: Asc Daruur.com, wll waxaan kuriyooday anigoo gabar qaraabadayda ah oo lagu samaynayo gudniin fircooni ah aad u difaacaya oo dadkii hawsha waday aan kuleeyahay joojiya, ha samaynina, sidani maaha sunnihii rasuulka, aadna wan u xanaqasanaa markaa Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada inaad ku jirto arrimo buuq ah oo nafsaani ah waxaadna la kulmaysaa arrimo ku […]

Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray

Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray

Su’aasha: Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray oo waxfican cun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa maalmahan soo socdo in dhibaato aad la murgi doonto oo kula soo gudboonanaysa, abtiga wuxuu tilmaamayaa marka riyo lagu arko xaalka qofka haddii uu dhibaataysan yahay saad sheegatay waa dhibaato iyo murugo adiga aad la kulmi doonto.

Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho

Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho

Su’aasha: Asc wr wallo wxn kuriyoday walashay iyo hablo ay dumashiyihin gadhi isla saranyihiin kadib anigay iiyedhen oo wallakay lasocdo walalkayna uuididay inan utago lkn marki danbe wnutagay walashay dumashided wxy iwaydisay arimo dhof iyo tahrib kusabsan wxayna iitiri iku xidh qof markan turke dhafo wallashay oo ak fadhidayna way cadhoty kadibna hye ku idhi […]

Waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato

Waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato, oo an lasocdo naag iyo ninkeeda qaaraabo nahay, abaar kadib kala tageena , waxay igu dhahday berri beerta manoo raaceysoo ? Waxaan ku dhahay , imtixaanaa isocdo ! Jawaabta: Riyada waxay tilmamaysaa arrin ku saabsan ninkaas iyo naagtiisa inay kusoo gaari doonto waana arrin muhim […]

Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Su’aasha: asc wr wb walalaha ad baad u mahad san tihiin shaqada aad bulshada u hsysaan waxaan ku riyooday gabar walaashay dhashay baan suuqa isku raacnay hooyaded bay suuq ku arkin way na iga hareysaa kaligay baa xaafada soo adaya tuug baa iso ceyrsanaya guri qabyo ah baan ku dhuuman wuu i wayn markaas baa […]

Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee

Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee

Su’aasha: Asc walalaha daruuro hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee. Jawaabta: Riyada saan ka fahmay gabar ayaa ku riyootay iyadoo nin maxramkeeda ah haweysanaya oo raba inuu wax ku sameeyo. Riyada sidaas ah waxay tusinaysaa in qofkaas uu kaa rabo  shaqo idin ka dhexeysa oo waxtar leh ee ma aha […]