Gabar eddo u ahay baa ku riyootay anoo la isoo doonay

Su’aasha: Asc walaalaha webka waxaad i fasirtaan riyo waqti aan xaas ahaan jirey lakiin hada waan kala tagnay baa gabar aan eddo uhay waxay ku riyootay anoo uu i soo doonayo nin gaari cad wata waliba 2 jeer wiil gabadhaas la dhashay isna sidoo kale buu ku riyooday. Jawaabta: Riyada naagta la qabo oo lasoo […]
Waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay

Su’aasha: Asc walalaha wll waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay nalagu dhahay mid kad doorataan daga oon dabaq sii fuulayno. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo ninkaaga in noloshiina is baddalayso oo aad farxad ballaaran la kulmi doontaan, riyada waa riyo wanaagsan oo khayr ah. Waliba nolol heer […]
Gabar ku riyootay iyadoo nin dhulka ku nabaya oo ninkeeda ka badbaadiyay

Su’aasha: Asc wll gabar ayaa waxay ku riyootay iyadoo nin duub cad dhulka igu nabaya kabaxso markaan isdhahayna ninkaygaa ii qabtay oo idhahay wax kuma yeelayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka adiga iyo ninkaaga idinka dhexeeya inuu aad isu baddali doono wuxuu noqonayaa mid fiican farxad iyo guul ayaad helaysaan arrimihiina aad bay u wanaagsanaan […]
Riyada gabar ninkeeda oo shaqo meel ka siinaya

Riyada gabar ninkeeda oo shaqo meel ka siinaya Su’aasha: Asc waxaan kuriyooday anoo meel jaamacada jooga oo ninkayga ila joogo arday aad u badana joogto ninkayga masuul ka hayay shaqada waxuuna isiiyaya shaqo dadkii baa waxay dhaheen naagtiisi buu shaqo siiyay isana waxuu kulahaa bagaan siyay ayaan siinlahaa hadana siinin gabadhayda dadka dhana waxay lahayee […]
Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee

Su’aasha: Asc walalaha daruuro hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee. Jawaabta: Riyada saan ka fahmay gabar ayaa ku riyootay iyadoo nin maxramkeeda ah haweysanaya oo raba inuu wax ku sameeyo. Riyada sidaas ah waxay tusinaysaa in qofkaas uu kaa rabo shaqo idin ka dhexeysa oo waxtar leh ee ma aha […]
Riyada gabar iyo ninkeeda oo hadiyad loo keenay

Su’aasha: Asc bahada daruuro waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga oo sariir waxaan no yimid 2 nin oo saaxiibadii oo marhore ugu dan baysay mid ani waan garanayay midka kalana isaga garanayay wayna isa salaameen iyagoo idku bururay wayna noo keeneen hadiyayad ani kabo dumar aad u qurxan isagana macawis waxana lahaa ani kabahan waligay […]
Waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo socdo wadada waxan ka imaday waxbarashada waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo waxan is dhahay qofkan wu waalanyahe intusan ku arag ka orod wa so orday waxan arke naag wadada mareyso waan raacay dhinaca ani aan u […]
