Gabar ku riyootay nin jihaad ka yimid la leeyahay

Su’aasha: Asc wll BARAKALLAH mar ayaan ku riyooday anigoo qol jogo waxa aalbabka kaso galay nin dhalinyara oo wijiga maro ugu xirantahay jihaadkii ayuu ka yimi ayan islehay agteya ayu fadhiste ane wijiga iska fur ayan dhahay wu iska furay wa qof farxad ka muuqato aadne u qurux badan inyar ayan isku dhaween markas ayu […]
Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata

Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata Riyada: Asc bahda daruuro wll waxaan ku riyooday anoo ari iga lumay day dayay ayaan waxàn arkay ar meel abaar iijirta kamuuqda oo wiilal ilaa 12 ilaa 11 aan kuyaasay oo khamiisyo cad cad iyo koofiyada sunada qaba la joogaan anoo gooda ukac isleh ayaa meel […]
Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka

Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka Su’aasha: Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina aniga iyo caruurtayda bees baa meel dagan ninkina waan kala tagnay habeenki salatul laylka ayan tukada intaan seexan waxaan ku duceystaa in Allah na xifdiyo balayada barbar naga mariyo habeen ban ku riyooday duqa gobolka aan joogo oo na […]
Gabar ku riyootay iyadoo ninka ay u shaqayso xumaan ku sameyn rabo

Su’aasha: waxan ku riyoday shirkada aan u shaqeeyo ninka madaxa ka ah anoo gurigiisa la joogo oo hsaqo naga dhexayso waxan isla galnay qolka jiifka dhar la’aan ayaan ahaa waxan watay kaliya kastuumo isaga wuu qaawanaa wuxu bilaabay inuu ia taabto oo i kiciyo oo galmo ila sameyo lakin si xoog uga diiday inuu wax […]
Gabar aan ahay nin xaasle ayaa aad u jeclahay riyo aan ku arkay

Su’aasha: Gabar aan ahay wali guursanin nin xaasle ayaa aad u jeclahay waan wada shekeysana waxyaabo ku riyoodo oo dhacay waan arkaa habeen waxa ku riyooday anago qol taagan labadena waa ku xiisay ileeyahay kadib qof ayaan na maqlay waana lo sheegay naagti iku qeel qelisay ana waa iska celiyey up aye iso qaadatay marke […]
Waxaan ku riyoodey wiil Facebook igu jira oo aan aqoon

Su’aasha: Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina waxaan kuriyoodey wil fb igu jira oo aan aqoon anoo xaas u ah xaamilo baan ahay waan fadhya isna gacantu i qaban saan u istaago habeen xigey waxaan ku riyoodey anagu xajka joogna oo is ag fadhina quraan akhrisanayna markaas waan is baranaynaa waan isku sheegayaa fb ban […]
Gabar ku riyootay ninkeeda oo dharka caruurta u keenay

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll xLay adinkii waxaan ku riyooday odaygayga oo dhar caruureed qurxan oo surwaalo iyo garamaan u badan oo dhar wiilal ah iyo halxaboo garan gabdheed ah oo aad u qurxan anaaana arag tolmo saas ah waligay oon leeyahay garan kan waa gabar gurxanaa waana dharka umusha buuu iikeenay waxaan laha ilahaybaa […]
