Riyada cuntada laga helayo qof dhintay

Su’aasha: ASC Dhamaan hawl wadaneeda pagkan waan salaamay, salaan ka dib waxaan jeclahay inaad ii fasishaan riyo aan xalay ku riyooday. Waxaan ku riyooday nin suldaan ah, oo aan garanaayo laakiinse imikan aan noolayn ayaa cunto i siiyey cuntadaasi waxay ahayd cunto caydhin oo isugu jirta, Bariis, Baasto iyo Caane boodhe. Niman qaraabadiisa ah ayuu […]
Riyada duugida qof nool maxay tahay

Su’aasha: Asc walaal aad baan kuu salamay waxan rabaa inad riyadan ii fasirto gabar walaasheey ah baa ku riyootay iyada iyo walaalked oo hooyo soo duugaya micnaha qabri u wadan iyada oo nool hooyadana ay raali ka tahay iyagana ay wax caadi ah la tahay gabadha hooyadeed ayey duco waydiisaneey oo ku leedahay hooyo Janno […]
