Riyada libaaxa guriga soo galayo
Riyada:
Waxan kuriyooday iyadoo habeen ay tahay ayaa aniga iyo hooyo o bananka jogno ( barsada albaabkeeda) aya daarada waxa soo galaaya libaax wuuna fiirina anagana waan kacararena oo albabka ayaan dhexda kaxeranena(albabka barsada) intaasna wuu nafirinaya ma dhaqaaqayo ilaa an kaxaroono o albabka dhexda kaxirano kadib wuu ugudbaa meshaa eriga ama xoolaha kadib arigii buu cisheesana( ariga ma cunaayo lkn wuu cijeesanaya qaarkood) kadib na wubaxaya aniga oo isleh bax oo soodil bn weynaya ok wuuba baxay

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrin cabsi leh waxaana ay ka imaan doontaa qof xun dadka dulmiya.
riga waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof dadka dhibaya oo naxariis aan lahayd.
waxaa dhici karto inuu tuug yahay.
Halkan ka daawo riyada libaaxa
The dream indicates a frightening event and will come from a bad person who oppresses people.
A goat is a warning, you are being warned about a person who hurts people and is not kind.
It could be a thief.
