Riyada qof anoo hurdaya lacag iga qaatay oo aan kasoo ceshtay

Su’aasha: Asc , waan hudeynay aniga iyo caruurteyda , waxaan arkay wiil dhalin yaro ah oo aan aqaano waxaa la socday canug yar , wuxuu iga qaatay lacag meel ku jirtay , waan kasoo kacay , waana qabtay waxaan galiyay gacanta jeebkiisa waan kala baxay lacagteyda , waxaana ku jirnay guri weyn oo sar ah […]
Riyada anigoo galaayo saf dheer oo la fafadhiyo oo lacag aan badnayn lagu qaybinayo ka dibna aan helaayo

Su’aasha: Asc walaal seetahay waxaan ku riyooday Saakay arimo badan mar waxaan riyo ku arkay anigoo qurux badan oo murqaani cml u ekaaday marna waxaan ku riyooday xaafadeena oo laga mowliidsanaayo ka dibna dad badan imaanayaan lagana dikrinaayo markaasa saf la galay anigana qayb ayaan ka noqday waxaana la qaybinaaye lacag 50kun oo shiling Soomaali […]
Riyada anoo lacag tirinaayo

Su’aasha: Asc webka daruur Waxaan ku riyoday anigo lacag tirinayoo bal iga jawaab. Jawaabta: Riyada tirinta lacagta waxay tilmaamaysaa inaad ka walwali doonto arrin mustaqbalkaaga la xiriirta, sidoo kale waxay tilmaamaysaa feker iyo mashaakil aad kala kulmi doonto nolosha, siiba haddii lacagta ay badan tahay, guud ahaan tirinta lacagta ma fiicna.
Waxaan ku riyooday ano masjidka jooga oo lacag la i siinayo

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigoo joga Masajidka ee la bilaabay salàda Jimcaha waxan jogay Qeebta Weyso qaadka waxaan cabaayey Cabitaan Iron brew ah ee baraf leh e mesha Yaalay ee macaana wan dagdagsana oo Waxa already Laxurtay salàda waxan is iri suratul Fatixa way dhamaatay Suradi kale Ayana si dhamanrabto ee Ka […]
Riyada helida lacag dollar ah

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHULKA KA HELAY $20 DOLLAR OO DHULKA YAALAY WAAN QAATAY OON JEEBKA GASHADAY MEEL SUUQA DHEXDIISA AH OO BAABUUR BADANI MARAYSO ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad nasiib yeelan doonto oo aad si fudud ku […]
Wiil ku riyooday madaxweyne Farmaajo oo lacag doolar siinaya

Su’aasha: Asc walle waxan ku riiyooday xalay Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo oo lacag doollar isiinaya wuuxuuna ii leeyahay qaado waana lacag xaashii ah oo dollar ah marka maxay noqon karta fasiirkeeda. waad mahadsan tahay. Jawaabta: Riyada waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto jago sare sidoo kale inaad yeelan doonto magac iyo awood, riyada […]
Riyada nin igu leh lacagta aan kugu guursan lahaa waan soo helay

Su’aasha: asc wll waxa ifasirtn riyadan waxn ku riyodey nin leh lacagti ama hantidi kugu guursanlaha wan so helay inan ku gursadan rba kadib sual ayn weydiyey ku idhi ma guur unbad doneysey mise jaceyl ad iqabto igursanysa kadib igu jawaby haa guur unban raby ana wan iska tagay kadib iga daba imi wiil hore […]
