Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba

Su’aasha: Riyadan maxa lagu fasiri karaa gabar oo nin bursanayo iyadoo ooynayso wuxuuna ka rabaa inuu xoogo wuxuu wataa toorey iyadana cabsi daran ayaa haysa oo ay la jareynayso, qol ayay galaysaa markaas ayuu dharka oo dhan ka dhigayaa iyadoo qaawan ayay kasoo cararaysaa waxyna dareemaysaa culays daran lugaha ma qaadi karto, ninka tooreyda wato […]
Riyada kufsiga waa maxay fasirkeeda

Riyada kufsiga waa maxay fasirkeeda Su’aasha: Asc waxan rabaa inad Riyo ii fasirtaan waxan ku riyooday anigoo guri dhexdiis hurdo kadibna uu nin ii soo galay wuxu igu bilaabay inuu I kufsado wajigiisa ma qiyaasi karo waxan isku dayayaa inan iska celiyo lakin awood badan ma lihi Ninka wuu I aflagaadeynayaa isagoo I dhahaya inan […]
Hurdada ayaan uur ku qaaday maxaan sameeyaa

Su’aasha: Waxaan ahay naag la qabo uur ayan leyahay, waxa i wareerinaya waswaas oo ah inuu i uureeyay nin aan ninkayga ahayn, habeen ayaan booqday dad qaraabo aan nahay gurigooda ayaan seexday waswaas ayaa i yimid oo ah in habaryartayda ninkeeda anoo hurdaya i kufsaday waxaa qalbiga iiga taagan in uurkan isaga ii yeelay maxan […]
Fasirka riyada gabdho la haysto oo kufsi ka baqaya

Su’aasha: Wllo waxaan ku riyoday anigo meel wax laga barto joogo, meshas ay tahay dabaq ka dib dabaqa hostisa waxa araknay nin askari ah o leh ninka mesha iska leh wa la raadinaya wu baxsaday wa la qaban la’ yahay. ka dib ninki askarigi aha wuu baxay wax yar ka dib ninki aya imaday anago […]
