Riyada xaaqida guriga iyo cunida strawberry iyo dacaska

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey gurigayagi hore ano xaaqayaa nadiifinaya kadib hooyo aya i siisey xabad tufaaxa iyo xabad strawberryŁ Riyada kle waxan ku riyodey ano dacas cadcad xidhanayaa meel usocda Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxyaabo badan ayay tilmaamaysaa oo wanaagsan xaaqidda guriga waxay tilmaamaysaa noloshaada inay isbadalayso oo aad noqonayso qof ka badalan siduu […]
Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Su’aasha: Asc wllo wad mahadsantihn bahdina durur media Riyadan waxa iga codsatey inan inad idinso gadhsiyo si ad ugu fasirtan Waxn ku riyodey ano wado marayo waxn so gadhey meel uu yaaalo danbas iyo dab isku jira danbaska waxan ka WADA marku dabku dhamado wuu basa ,kadib dadku wey marayen mesha lkin anu bila kabo […]
Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah

Su’aasha: Wan idin salaamay bahda daruur waxan ku riyooday annagoo meel wax ka baranayna ban guurnay markan guurnay baa gaarigii lugu guuray kabihii igalatagay anaguna wan lugaynaynay wan kadabatagay waana ka soo qaatay kabihii markan soo laabtay ban arkay nin askari ah wuxuu igu yiri miyaa i garanaysaa maya ayan iri wuxuu igu yiri meel […]
Riyada kabaha quruxda badan

Riyada kabaha quruxda badan Riyada: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo gaari Kula dhexjira nin aan garanayn wato _ ninkaas waxa uu xirnaa kobo u ek kobaha Nike laakiin Ka Duwan oo qurux badan oo lugaha laga dhex arkaayo oo kalarkoodo yahay orange lakin Ka ah hoos normal sida kobaha Nike oo kale cadi […]
Riyada anoo kor la ii dafaayo oo kabaha iga kala lumayaan

Riyada: Waxaan ku riyooday xaley anoo socdo wado u dhow gurigeyga markaas baa hal lug aan ku socdaa waana lugta bidix hadaan lugta midig dhulka saaro waxaan dareemayaa inay lugtayda maaso ka kaceyso sidii aan sidaas u ahaa halmar baan lugtii dhulka saaray waaba waxbaa kor ii qaatay kabihiina waa iga kala lumeen riyadaas maxaa […]
Fasirka Riyada Qof ku kufay suuq

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo Hooyo oo isla socono waxaana soconay meel dhiiqo badan oo suuq ah, xitaa kabta ayaa iga siibmatay markaasaan intaan dib u laabtay ayaan soo gashtay hooyo ayaan ku dhahay meeshaan meel dhiiqo badan waaye maad naga dhaaftid iyadana wexee idhahday waa caadi markaan suuqii gudaha u galnay hooyo […]
Riyada adoo kab la’aan ah waa maxay

Riyada adoo kab la’aan ah waa maxay Su’aasha: Waxaan laba habeen oo isku xigtay riyo ku arkay anoo caga cadaan soconaya habeenkii koowaad waxaan isla soconay aabahay markaas baa kabtii iga go’day anoo kaba la’ ayaa tukaan aabo kabo dacas ah iiga gadaayey habeenkii kalana waxaan ku riyooday anoo ordaayo oo kabihii iga lumeen riyadaas […]
