Riya la’aanta iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Riya la'aanta iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Riya la’aanta iyo siigada xiriirka ka dhexeeya Riyada: Aniga waxan ahay 28 jir waaan sigeysan jiray ilaa yaranteydi waligey mahelin wet dream siigada miyaa usabab ah mida kale hadii an joojiyo siigada in meeqa la eg ayaay qadaneysa inaan riyoodo mid kale hadii an riyadas helo mala dhihi karaa agoodi way iso laabatay oo ma […]

Anoo iskaga shakisan inaan hurdada ku biyo baxay salaada ansax miyaa

Anoo iskaga shakisan inaan hurdada ku biyo baxay salaada ansax miyaa

Su’aasha: Haduu ninka riyo ku biyo boxo isagoo aan waxba dareemin hadana isagoo iska shakisan uu tukado ka dibna uu gadaal ka arko inuu saas ku biyo baxay salaadaas ansax ma noqoneysaa? Jawaabta: Qofka hadduu biyo isku arko markuu kasoo tooso hurdada qubays ayaa laga rabaa haka shakiyo inuu riyo arkay ama yuusan ka shakinin, […]

Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay

Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay

Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay Su’aasha: Wll dhawaanahan waxaan joojiyay siigada marka laba habeen oo isku xigto ayaan riyo ku biyo baxay taas ma xaalad caafimad ayay la xiriiirtaa saas ay tahayna waxaan iska dhaafay cunnda badane. Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu riyo ku biyabaxo xagga […]

Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Su’aasha: Riyo ano ku jira iyay biyihi riyoo igaga yimaden cafmad ahan ma dhib bay igu kenaysa dintuna maxay ka qabtaaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya inay biyaha ka baxaan riyo iyo rayo la’aanba waa wax dabiici ah, qofka biyahiisa marka ay bataan asoo hurdaya ayay ka baxaan waxaa laga yaabaa inuu arko galmo ama wax […]

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta

Maxaa la sameeyaa hadii adigoo janaabo qaba salaad subax kugu timaado dhaxanna ay jirto?

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta Su’aasha: Maxaa la sameeyaa hadii adigoo janaabo qaba salaad subax kugu timaado dhaxanna ay jirto? Asc walaal anoo hurdo ayaan riyo ku biyo baxay salaada subaxna waa igu timid maadaama qubeys uu igu waajibaayo hadana waxaa jirta qabow iyo dhaxan daran salaadiina ma tukankaro anoo qubeysan markaas oo kale […]

Buumadayda ayaan qoyaan ku arkay qubeys miyaa layga rabaa

Buumadayda ayaan qoyaan ku arkay qubeys miyaa layga rabaa

Su’aasha: Suaal ayaan qabaa aniga aanan gaceynteyda adeegsan ayaan seexday markii Soo kacay waxaan arkay buumadii qoyaan ah markii aan istijaabiyay kacsigeyga waa uu jogaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya  hadduu isku arko qoyaan kasoo baxay xubintiisa taranka qubeys ayaa ku waajibayo, waa janaabo, shardi ma aha inuu gacantiisa ku keeno biyaha ama inuu arko riyo […]

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto   Riyada axaadista  sida ay Sheegtay waxay ka timaadaa labo meel meesha koowaad waa xagga Ilaahay, riyadaas waa mid suuban sida axaadiista ay ku sheegtay. Waana riyo bishaaro xambaarsan, waana riyo dhab ah, ama riyo digniin ah, oo addoonka Ilaahay lagaga digayo waxyaalaha qaarkooda. Riyada kale waa midda ka timaada xagga […]