16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

Su’aasha: scw waxan jira 16 sano bil gudaheda 5 jer ayaan riyo kubiyabaxay waxan ka darema xanun guska maxa tas kenaysa cudur miya Jawaabta: Qofka marka uu yahay da’dan oo kale aad buu riyo u arkaa wuxuu ku cusub yahay qaangaarka marka biyaha isla markii ayay usoo bataan xanuunka uu ka dareemayo wuxuu ka dhashaa […]

Xiriirka ka dhexeeya riyada biyabaxa iyo siigaysiga

Xiriirka ka dhexeeya riyada biyabaxa iyo siigaysiga

Su’aasha: Wll waxaan layaabay go aankayga wuu adag yahay lkn hal mid ayaa i haysato waxaa laga yaabaa 20 maalin inaa habeen aniga oo ogayn siigaysto markaas dareen waali ah ayaan dareemaa subixii iyo waxaan is dhahaa iska dhamaystir awalba waad sameeyey markaas baan maalintii sameeyaa 10 ama 9 mar ilaa maalinta ay ka dhamaanayso […]

Maxay yihiin sababaha hor istaagi kara biya baxa riyada

Maxay yihiin sababaha hor istaagi kara biya baxa riyada

Su’aasha: Waxaa iishegtay inay sababo badan hor istaagi karaan biyo baxa riyada marka maxay noqonkaraan Jawaabta: Way jiraan sababo reeba qofka inuu isku junuubo oo hurdada ku biyabaxo, waxaa ka  mid ah: Qofka inuu wax kale ku mashquulsan yahay ama uu caadi ahaan u jiran yahay jirro nooc kaste ah ahaato, kacsiga ayay saamaysaa, ama […]

Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan

Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan

Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan Su’aasha: Waku salaamay nio anoo hurda oo riyoonaya ayaa biyaha iga soo dhawaadeen markaan soo kacayna wey igu reebmeen markaan is fiiritayna kacsi saa id baan dareemay markaas oo kale maxaan sameyn karaa iisoo ma biyaha iga imaan rabay ayaan isku celiyaa mise waan iska keeni […]

Riyada janaabada iyo caafimaadka jirka

Riyada janaabada iyo caafimaadka jirka

Su’aasha: Asc waan idin salaamay bahda daruur Salaan kadib waxan raba inan idin waydiyo waar nio Siigadi waa iska dhaafay imika hal bil iyo 13 cisho ma siigaysan lgamana yaabo inaan ku noqdo Lkin dhib ba i haysta Anoon niyad u hayn oon rabin ayay hurdada igaga timaada Dhib ma ii keenaysa ta hurdada igaga […]

Hadaan Hurdada ku biyo boxo riyona aan wax ku arkin

Hadaan Hurdada ku biyo boxo riyona aan wax ku arkin

Hadaan Hurdada ku biyo boxo riyona aan wax ku arkin Su’aasha: Hadaan Hurdada ku biyo boxo riyona aan wax ku arkin waliba aan ogeyn inaan biyo baxay markan soo kacay lee isku arko qoyaankii shahwada ma xaalad caafimaad ayay la xiriirtaa? Dhawaanahan waxaan isku arkay habeenkii markaan hurdo ayaan biyo baxaa mana dareemo riyona ma […]