Riyada ilkaha daadanaya iyo qaawanaanta

Riyada ilkaha daadanaya iyo qaawanaanta Riyada: Asc waa idiin salaamay bahweynta Daruur, sidaad u dhantihiin, waxaan xaley ku riyooday salaadii subxaad ka hor, iyadoo la ileeyahay Ilkaha weykaa daadanayaan, hadana aan miraayad intaan isku fiiriyay sii dhoola cadeynaayo markasa la idhahay wax yar ka dib weykaa hoobanayaan isla sideydii baan ahaa ilkahana waxba iigama dhicin […]
Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyoday anoo Hilib Uu iga jiro Gawska oo iska bixinaya marka Hilibka Gawska Iska bixiyay waxan tagay Wadanka Spain. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaato ama isbaddalo xagga noloshada ama aad khasaari doonto, riyada hilibka ilkaha ama gowsaha galaya oo lagasoo […]
Riyada siibitaanka iligta

Su’aasha: Asc walal Waxan xalay ku riiyooday ilkaha qeybta hoose mid kamid ah oo an iska siibay wuxuuna ahaa iliga aan siibay midka hoose ee loo yaqana |Dhoolka. intas kadib waxan leeyahay Xaas uur ayay leedahay 9 bilood weeye. Jawaabta: Siibidda iligta waxaa lagu fasiraa waxyaalo badan, waa in la eegaa qofka arkay riyada, adiga […]
Riyada ilkaha dhacayo maxaa lagu fasiraa

Ilkaha waxay tilmaamayaan guud ahaan qoyska. ilkaha kore waa raga kuwa hoosena waa dumarka. riyada iligta sidey u kala muhimsan yihiin ayay u tilmaamayaan qoyska. sida aabaha adeerada iyo abtiyaasha, ilmaha gabdhaha dhamaan qoyska. xitaa gowsaha waa awooweyaasha. dhicitaanka ilkaha ma fiicna guud ahaan, wixii dhib soo gaaro ilkaha waxaa lagu fasiraa dhib adiga ama […]
